Tacsi ku socota: wariye Maxmed Jiciir Aw Axmed

RH. Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Radio Hormuud waxa ay  iyaga oo ka tiiraanyeysan halkan tacsi uga dirayayaan

Wariye. Maxamed Jiciir Aw Axmed  oo uu  aabihii

Jiciir Aw Axmed maanta ku geeryoodey magaalada Hargeysa.

Ilnaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.

Ilaahay marxuumka naxariistiisii ha ugu deeqo dambigiisana ha dhaafo qoyskii iyo qaraabadii uu ka tageyna samir iyo Iimaan Alle haka siiyo aamiin.

Category