BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 415957
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:56
Shuruq04:46
Dhuhr13:08
Asr17:30
Maghrib21:27
Isha23:09


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Tuesday, May 21st, 2013 | 23:48
[Saturday, February 2nd, 13] :: Ciidanka Booliska Somaliland Oo xabsiga dhigay Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe Oo ka tirsan Wargeyska Ogaal

Share |
news image

Hargeysa(RH)Ciidamada booliska Somaliland ee Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta xabsiga U taxaabay Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe oo ka tirsan Howl Wadeenada Ka Howl Gala Wargeyska Ogaal,Kaasi Oo Wakhtigii la Xidhay Ku Guda Jirey Howl Maalmeedkiisa Shaqo ee Uu Xaqa U leeyahay Kuna Howlanaa Sidii Uu Bulshada Ugu Soo Gudbin lahaa Xaqiiqada Dhabta ah Wariye Caarshe ayaa Xadhigiisu Ka Danbeeyey Ka Dib Markii Uu Sawir iyo Codad Uu isku Dayey in Uu Ka Qaaday fannnaan ka gadooday xafiiskooda oo la xidhay Ka Dibna ay Ciidamada Boolisku ay Xidheen .

wariye Cabdi Fataax ismaaciil Caarshe ayaa waqti yar oo kooban ku xidhnaa saldhiga dhexe ee magaaladda Hargeysa, iyaga markii dambe lagu guulaystay soo dayntiisa oo ay ka qaybqaateen fannaaniinta iyo abwaanadii uu wax ka duubayey oo uu sii daayey Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa dalbaday in waryahan la Siidaayo Ka Dibna Wakhti Yar Ka Dib lagu Guuleystay in Wariyahaasi Xoriyadiisa loo Soo Celiyo

Hadaba Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Caadaystay Jid Dilka iyo Xidhista Wariyayaasha Kala Duwan ee Ka Howl Gala Warbaahinta Madaxbanaan Taasi Oo ay intii ay Xukuumada Uu Gadhwadeenka Ka Yahay Madaxweyne Siilaanyo ay Xilka Haysay ay Sii laban laabtey Hadimaynta Wariyayaasha,


Sanadkii aynu Ka Soo Gudubnay ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay Xabsiga Dhigtey Suxuiyiin Ka Badan 70 Wariye Ku Waasi Oo Ka Kala Howl Gali Jirey Warbaahinta Somaliland Taasi Oo ay Warfidiyeenada U Dheertahay Xadhiga lagula Ka Cayo Garaacis ay Qoriga Dabadiisa U Adeeg sadaan Ciidanka Boolisku ,Askarta Ciidanka Booliska ayaa Qabin Tababar Ku Filan Oo la Xidhidha Sidii Dadka ay Ula Dhaqmi lahaayeen

 

By Maxamed Jiciir Aw -Axmed
Maxamed.jiciir@gmail.com
Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

posted on Saturday, February 2nd, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.