BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 527434
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:36
Shuruq05:20
Dhuhr13:08
Asr17:16
Maghrib20:53
Isha22:30


Fallanqeyn: Booqashada Madaxweyne Obama ee Cuba


Madaxweynaha oo ka hadlay dagaalka ka socda Puntland


Suldaan Cumar Sul. Maxamed Oo Fariin Adag U Direy Gudida Doorashooyinka S/land


Madaxweynaha Gamudug oo ka hadlay dagaalka Puntland iyo Shabaab


Madaxweynaha Puntland oo beeniyay in dowladda ay ku lug lee dahay dagaalka Shabaab iyo Puntland ku dhexmarayaNugaal


Abaal marin la guddoonsiiyay wiil arrimaha naafada u ololeeya Muqdisho


Gudida AFGARAD Oo Naqdiyey Nidaamka Diwaangalinta Gobolka Hawd


Taarikhda Xasan Al-Turaabi


Maxamed Abshir Walde oo ku geeriyooday Nairobi


Xisbiga WADDANI iyo Siyaasiyiinta Isbahaysiga oo Wada-hadal U Furmay


Xoghayihii Warfaafinta Xisbiga Wadani Oo Iscasilay

Wargelin: Latest news from Denmark - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, May 3rd, 2016 | 18:16
[Saturday, February 2nd, 13] :: Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta ka qayb galay Xaflada loo Qabtey Sanad Guuradii Ciidanka Qaranka Somaliland Una Qaybiyey Darajooyin

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Maanta ka qayb galay Xaflada Balaadhan Oo lagu Maamuusayey Sanad Guuradii ka Soo Wareegtey Markii Ciidanka Qaranka Somaliland  la Aas aasay  Oo Ku Beegnayd Maanta Sidoo Kale Madaxweynuhu Waxaa Ciidanka Siiyey Darajooyin ku Waasi oo loo Qabiyey Taliyeyaasha iyo abaanduuleyaasha ciidamada Qaranka

 


Munaasibada Balaadhan Oo lagu Qabtey Xarunta Guud ee Taliska Ciidanka Qaranka ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan xukuumadda, Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiiladda, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Taliyayaasha Ciidamada   masuuliyiin iyo waliba dadweyne kale Oo tiro Badan


Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaany) oo Munaasibdaasi Ka Hadley ayaa Sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in markii ugu horeysay Ciidamda Kala duwan ee Somaliland la siiyo darajooyinkii iyada oo ay halkaasi saaka darajooyinkii lagu siiyay Taliyeyaasha ciidamadda booliska, qaranka, asluubta badaha iyo waliba abaanduulaha ciidamadda qaranka.Taasi Oo Noqonaysa Markii Ugu Horeysay ee Ciidamad Qaranka la Siiyo Darajo,Sidoo Kale Madaxweynuh Waxaa Uu Ciidanka Qaranka Waxaa Uu Ku Hanbalyey Sanad guuradooda

 

By Maxamed Jiciir Aw_Axmed

Radio Hormuud.dk

Studio 2

Hargeysa/Somaliland

posted on Saturday, February 2nd, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kismaayo oo tartan orodka loo qabtay dadka naafada


Kenya oo la shirtay mid ka mid beelaha gobalka Gedo


Cali Khaliif Galeyr oo Puntland eedeeyay


Kooxda kubadda cagta Soomaaliya oo markale laga adkaaday


Abaal marin la guddoonsiiyay arday ka qeybgashay tartan qur'aan akhris


Cudur aan la aqoon oo dad kor u dhaafaya 100 qof ku dilay Jubbada Dhexe


Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar labaad isku soo taagaya xilka madaxweynaha sannadkan 2016


Dugsiga Abaarso ee Seyniska iyo Teknoolijiyada


Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Kaahin Oo ka Hadley Dhalinyaradii Bada ku Nafwaayey


Maamulka Lughaye oo ka warbixiyay carruur ku dhintay badda


War Murtiyeed laga soo saaray shirkii madasha wadatashiga qaranko ee Muqdishi


Xasan Xanafi oo la toogtay


Shirka Muqdisho uga furmay madaxda dowladda iyo kuwa maamul goballeedyada


Barnaamij looga hadlaayo Wabiga Shabeelle oo guray


Muqdisho oo laga mamnuucay gaadidka aan taarikada lahayn


Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ku sugan Hargeysa ayaa u warramay Radio Hormuud


Maayorka Degmada Bali-gubadle iyo Xildhibaano Oo Bulshada Baaq u direy


Dowladda Soomaaliya iyo Puntland oo heshiis ku gaaray Garowe


29 qof oo ugu dhintay abaaro Jubbada Hoose


Bangiga Premier ee Soomaaliya oo billaabay kaararka VISA