BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
19 visitors online
Total visits: 416615
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:49
Shuruq04:40
Dhuhr13:08
Asr17:33
Maghrib21:34
Isha23:17


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Saturday, May 25th, 2013 | 20:50
[Saturday, February 2nd, 13] :: Ururka Dhalinyarada Ee Tabantaabo Oo Hotel Kaah Ee Magaalada Hargeysa Ku Qabtay Shirweyne ay Kaga Xog-waramayeen Waxyaabihii U qabsoomay iyo Qorshayaasha Sanadka U yaala

Share |
news image

Hargeysa(RH)Ururka Dhalinyarada Ee Tabantaabo ayaa Habeenkii Xalay Hotel Kaah Ee Magaalada Hargeysa Ku Qabtay Shirweyne Balaadhan Oo Kaga Xog-waramayeen Waxyaabihii uqabsoomay iyo Qorshe Sanadeedka uyaala ee ay Damacsan yihiin .Madashan oo ahayd mid laysku arkay ayaa waxa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tiro badan oo isugu jira dhamaan qaybaha Bulshada, ayaa marti-shaftii kasoo qayb gashay waxa kamid ahaa Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Mudan Maxamed Caraale Duur,Siyaasiga Caankaa ee Cali Maxamed Warancade ,Suldaanka Guud ee Beesha Bariga Hargeysa Sul. Yuusuf Muxumed Xiirey ,Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa Mowliid Waris C/laahi ,Gudoomiyiha Haayada ICT-ga Qaranka Mudane Cali C/laahi Daahir ,Gudoomiyha Rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shugri,Ganacade C/laahi Carab,Maxamed Baarjeex Xasan iyo Odayaal iyo Cuqaal Waxgarad Haween iyo Dhalinyaro aad u tiro badan

Madashan ayaa waxa ugu Horeyn ka xog-waramay Xaalada Degmada Sabawanaag Gudoomiyaha Degmadaas Cali Hugur Galab oo ka waramay sida ay hada tahay xaalka degmadu isagoo isla markaana umahad caliyey Ururka Dhalinyarada Ee Tabantaabo oo uu qiray inay kaalin weyn kaga jiraan Horumarinta Degmada iyo sida ay uga qayb qaadataan hawlaha lagu horumarinaayo Degmadan ,Sidoo kale waxa isna madashan hadalo kooban kasoo jeediyey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Mudan Maxamed Caraale(Duur) oo isna sheegay in ka dawlad ahaan ay kaalinta kaga aadan iyadoo uu qiray in dawladan iyo dawladihii ka horeeyey-ba ay ka gaabiyeen inay wax uqabtaan Degmadan oo ah Degmada ugu Dhulka Balaadhan Somaliland

 Waxa isna Madashan ka hadlay Gudoomiyihii hore ee Ururka Dhalinyarada Ee Tabantaabo Mr. Maxamed C/raxmaan oo madashan kaga waramay waxyaabihii ururkan uqabsoomay ilaa intii Ururkani Jiray iyo Mashaariicdii u hirgalay Ururka Dhalinyarada Ee Tabantaabo intii ay ka hawlgalayeen Horumarinta Degmadan Sabawanaag, waxaa isna Madashan ka hadlay Gudoomiyaha imika Xilka haya ee Ururka Dhalinyarada Ee Tabantaabo Mr.Jamaal Aadan Diiriye oo isaguna ku dheeraday waxyaabaha loobaahan yahay iloo qabto Degmadan Sabawanaag isagoo Wasiirka Arimaha Gudaha oo Madasha Fadhiyey ka codsaday inay si degdega wax ugala qabtaan baahiyaha baahsan ee Degmadu ubaahan tahay isagoo sigaara u tilmaamay waxyaabaha sida gaarkaa loogu baahan yahay oo uu sheeegay inaanay Xarunta Degmadu lahayn Xafiis ay ku Shaqeeyaan iyo Saldhig Booliska Degmadu baahan yahay isagoo gabagabadiina madasha kusoo bandhigay qorshe sanadeed ku kacaaya 90,000$ oo Dolar

Sidoo kale waxa iyana si lamida Hawlaha Horumarinta Degmada Marti-Sharaftii kale ee madasha kasoo qayb gashay iyadoo isla markaan Dadweynihii madasha kasoo qayb-galay ay madasha dhexdeedii ay ku uruurieen lacag xadigeedu tiro dhaafay oo inteedii badnayd ay madasha kaas ahaan kaga bixiyeen iyadoo Bulshadii Madasha timi ay isku xukumeen Qof waiba intii uu karaayey oo u dhaxaysay 2dolar ilaa 3000$ oo dolar oo midkamida bulshadu madasha ka dhiibay

Radio Hormuud.dk

Studio 2

Hargeysa/Somaliland

posted on Saturday, February 2nd, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa