BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 420187
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:26
Shuruq04:23
Dhuhr13:12
Asr17:44
Maghrib22:00
Isha23:47


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Wednesday, June 19th, 2013 | 21:21
[Saturday, February 2nd, 13] :: Golaha guurtida Somaliland Oo maanta warbixin ka dhagaystay Gudiga siyaasada Arimaha Gudaha iyo Dibada Ee Golahaasi Guurtida

Share |
news image

Hargeysa(RH)Xildhibaanada Guurtida Somaliland ayaa maanta warbixin ka dhagaystay Gudiga siyaasada Arimaha Gudaha iyo Dibada Ee Golaha Guurtida, warbixibtan oo ahayd mid dhinacyo badan ay ku soo qaateen sida xidhidhka Somaliland iyo wadamada caalamka, waxsoosaarka dalka iyo arimamo kale ayaa uu Gudoomiyaha Gudigaasi sahal Iidle Diiriye ka hor akhriyey Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida oo uu shir Gudoomina yey Gudoomiyo ku xigeenka labaad ee Guurtida siciid jaamac cali.

Warbixinta waxa ay gudigu ku xuseen oo kale citiraafka Somaliland iyaga oo sheegay inay gooni isutaaga Somaliland tahay lamataabtaan somaliya-na u soo jeediyey inayna waqti dabe isaga lumin midaw dambe oo aan sinaba suurto gal u ahayn. Waxayna soo jeediy jeediyeen in dadaalada ay xukuumada wado lagu garab istaago si looga midho dhaliyo cititaaf raadinta Somaliland,

iyagoo warbixintooda ku xusay in la sii wado wada hadalkii u dhexeeyey Somaliland iyo somaliya waxaanu yidhi Gudoomiya Gudigaasi Sahal Iidle Diiriye“waa in la sii wado wada hadaladii u socday Somaliland iyo soomaliya lana sii amba qaado oo Somaliland-na ay shirarkaasi ka cadayso mawqifkeeda gooni isu taageeda,in wasaarada arimahadibadu dar dar galiso xafiisyada uga furan dalalka dibada jaaliyadahoodana lagu xidho xafiisyadaasi”.


Sidoo kale waxay soo jeediyeen Xildhibaanadu in la xoojiyo wax soo saarka dalka si ay u yaraato ama looga maarmo badeecadaha dalka dibadiisa ka yimaada“waa in shacabka reer Somaliland u soo jeesto wax soo saarka dalkooda si loo yareeyo ama loogaba maarmo cundata dibada inooga timaada iyadoo laga samaynayo horumarin harooyin waaweyn iyo biyo joojino dooxyada waaweyn ee bada biyaha ku shubaya si loo kobciyo habka dhaqan dhaqaale ee dalka” ayuu yidhi Sahal Iidle Diiriye.

Warbixitaasi waxa kale oo ku sheegeen si looga gudbo caqabadaha hortaagan nabad galyada, siyaasada iyo dhaqalaha inay shacabka reer Somaliland gacmaha is qabsadaan dhana uga soo wada jeestaan danahooda iyo in wax laga qabto dadka faraha badan ee dalal jaarka ka imanaya kuwaaso ayna hayn duruur dhaqaale iyo mid mid amni daro doona isuguna jira dad waa wayn caruur, bukaan iyo qaar araga ka naafo ah oo iyagu dhibaato dalka ku haya siday warbixibta ku xuseen gudidu,

Waxay intaa warbixintu ku dartay in la socod lagu sameeyo lagu sameeyo Ha’adaha Ajaanibka ah ee dalka imanaya iyo kuwa ku suganba “waa in daba gal lagu sameeyo Hay’aha ajanabiga ah ee wadanka imanaya laguna ilaaliyo barnaamij yada ay marka hore wadan ka ku soo galayaan inay qaban doonaan oo aanay wax ka duwan qaban doonin”, ugu dambayntii waxay soo jeediyeen la joogteeyo xidhiidhka wasaarada arimaha dibada iyo Gudiyada siyaasada iyo xidhiidhka caalamiga ah ee Golayaasha baarlamaanka iyaga oo sheegay inay warbixintani tahay mid mihiima ah oo ay tahay inaan la dhayalsan.

posted on Saturday, February 2nd, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Mushaharka Madaxweynaha Somaliland iyo kuxigeenkiisa. Dhegayso


HEES CUSUB. FANAAKA Mursal Muuse.


Q1aad-Ruwaayadii xuriyo nin gayaa ha guursado


Nicholas Kay oo Somaliland booqday


Heesta Todobaadka . Samatar iyo Sahra Axmed.


Cabdisalaan Ilkacase isuduwaha hayada CCPRS oo waysi aanu la yeelanay


Taliyaha Guud ee Booliiska SL oo ka waramay hawlgalo ay dad ku qabqabteen Burco iyo Hargeysa.


Xildhibaan Nac-Nac oo dugsi cusub ka dhisay Uubaale.


Masaajid iyo Malcaamad ay Soomaalidu leeyihiin oo lagu gubay London


Marwo Foosiya oo ka hadashay Jubooyinka iyo waliba Xuduudka bada Soomaaliya


prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargeysa Yimid. Dhegayso


Madaxweynaha Somaliland Oo Si rasmi ah U Furey Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland


02.06.13 Ciyaarihii gobalada Somaliland oo Hargeysa ka bilawday


Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May