BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 507865
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:28
Shuruq06:07
Dhuhr13:12
Asr16:59
Maghrib20:15
Isha21:49


Caasho Geelle Diiriye oo sheegtay inay banaysay xubin-nimaddii guddiga dastuurka


Axmed Madoobe oo caawa ku sugan Garoowe


Shariif Xasan oo ka hadlay sidda loogu soo dhaweeyay Garoowe


Dhageys: Madaxweynaha Puntland oo soo dhaweeyay madaxda maamulada


Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Ka Hadlay Maal Galinta Dekedaasi


Wareysi Abuukar Cawaale oo Muqdisho ku sugan


Abuukar Cawaale oo uu warramay Radio Hormuud isagoo ku sugan Buuhoodle


Xildhibaannada maamulka Jubbaland oo la soo dhammeestiray


Dhageyso: Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid oo Garoowe ku sugan


Cabdiweli Gaas oo soo dhaweeyay ra'iisal wasaaraha Soomaaliya


Dhageyso: Madaxweynaha oo ku dhawaaqay halka lagu qabanaayo shirka maamulka goballada dhexe

Wargelin: Radio Hormuud frekvens 107,2 Kolding - Newsletter - - -
Hormuud News     Saturday, August 29th, 2015 | 18:50
[Tuesday, February 19th, 13] :: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kula kulmay Xubin ka tirsan Senetka Maraykanka

Share |
news image

Muqdisho (RH) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho kula kulmay Keith Ellison oo ah xubin ka tirsan golaha Senat-ka dalka Maraykanka.

Kulanka oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Addan Cadde waxaa uu qaatay muddo 45-daqiiqo ah, waxaana uu ahaa mid ay saxaafadda dib joog ka ahayd.
Markii uu soo dhammaaday waxaa saxaafadda si wadajir ah ula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Keith Ellison.

Ugu horreyn madaxweynaha ayaa sheegay in uu uga mahadcelinaayo Mr. Keith  booqashada uu ku yimid magaalada Muqdisho.

Waxaa kaloo madaxweynaha uu intaas ku daray in mudanahan uu kaalin ka qaatay booqashadii uu ku tagay magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota oo meesha laga soo doorto Keith Ellison.

Wuxuu kaloo madaxweynaha sheegay in uu ka sheeyay siddii uu u dhici lahaa kulankii madaxweynaha iyo dhiggiisa dalkaas Brack Obama.

“Dowladda Maraykanka waxaan uga mahadcelinayaa taagerada ay dowladda Soomaaliya siisay. Xildhibaanku wuxuu ka mid ahaa xubnihii sida weyn iigu soo  dhaweeyay gobolka Minnesota oo ay deggen yihiin Soomaalida dalka Mareykanka deggen kuwood ugu badan marka laga rebo qaaradda Afrika,” ayuu yiri madaxweyne Xasan oo warbaahinta la hadlay.

Madaxweynhahaa ayaa tilmaamay in Keith Ellison uu kala hadlay siddii loo sii xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya labada waddanka iyo in laga caawiyo dhibaatada Soomaalida ku heesata dalka Maraykanka gaar ahaan gobalka Minnesota.

Dhinaca kale, mudanaha laga soo doorto degmada Shannaad ee gobalka Minnesota Keith Ellison oo si wayn loo soo dhaweeyay ayaa isna sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay booqasha uu maanta ku yimid magaalada Muqdisho.

Wuxuu kaloo sheegay in magaalada ay ka jirto nabad iyo ammaan taasoo keentay in dad badan ay dalka dib ugu soo laabtaan.

Waxaa kaloo Keith Ellison uu caddeeyay in wax ka qaban doono dhibaatada xagga dhaqaalaha ee heesta Soomaalida ku nool gobalka laga soo duurto taasoo ka dhalatay markii xayiraad la saaray xawaaladaha Soomaalida oo lacago u soo diri jiray dalka.

Arrintaas ayaa timid kaddib markii ay soo baxeen casbi la xiriirta in lacagahaas ay gacanta u galaan kooxaha ka dagaalamka Soomaaliya ee xiriirka la leh Al-Qaacida.

Keith Ellison waa  mudanaha keliya ee muslimka ah ee ku jira golaha senate-ka Mareykanka,  waxaana uu sheegay tan sannadkii 2006-dii in uu soo booqon doono Muqdisho.

Si kastaba, waa sarkaalkii ugu sareeyay oo ka socda xukuumada Wanshinto oo yimaada Muqdisho tan iyo markii Maraykanka uu aqoonsi siiyay dowladda Soomaaliya 17-kii bishii Janaayo.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu / Somalia
 

 

posted on Tuesday, February 19th, 13
Shaqaalaha Radio Hormuud
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Cabdullaahi Maxamed Sheegow oo ka hadlay ahmiyadda uu lee yahay bandhigga bugaagta ee Muqdisho


Muqdisho oo in ka badan 20 sanno kaddib martigalisay bandhigga bugaagta


Wasiirka qorsheynta qaranka ee Somaliland oo ka waramay sida uu u shaqeeyo sanduuqa horumarinta Somaliland SDF


Madaxweynaha oo ka hadlay mooshinka laga gudbiyay


Wajiga koowaad ee gurmadka qaxootiga Yemen oo soo dhammaaday


Gudniinka fircooniga oo laga mamnuucayo Soomaaliya


Raysal wasaarahaoo ka hadlay arrimo dhowr


Madaxweynaha oo ka hadlay shirkii New Dealka ee Muqdisho


Dhageyso: Dersi diini ah oo ka hadlaya Soonka


Dhageyso: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay dhaarinta wasiirkadda cusub ee Puntlad


Wareysi aanu la yeelaney Christian oo u sharaxan baarlamaanka Denmark


Madaxweynaha oo ka qeybgalay xafladda dhashada boqortooyada Ingiriiska oo Muqdisho lagu qabtay


Wajiga koobaad ee Ololaha Qaad diid oo Muqdisho lagu soo afjaray


Dhageyso: Faadumo Dayib oo rabta in madaxweyne ay ka noqoto Soomaaliya 2016


Muj. Iid Jiciir Aw Axmed Oo Eedayn Kulul U Jeediyey Madaxweyne Ku-Xigeenka


Somaliland Oo Dib U Fasaxday Qaxoontiga ka Soo Cararey Yamen


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo ka Hadley Xal U Raadinta Khilaafka Mudo Kordhinta


4 Soomaaliya oo laga mastaafuriyey Denmark


Dowladda Jabuuti oo ka warbixisay sababta John Kerry loo geeyay Masjidka Salmaan Bin Cabdicasiis


Madaxweyne Xasan oo yiri : Dowladdu ma doonayso muddo kordhin