BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 539735
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:20
Shuruq09:15
Dhuhr13:01
Asr14:27
Maghrib16:45
Isha18:34


Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlaya saameynta ay xiritaanka jidadka Muqdisho


Muqdisho oo u diyaargarowday Martigalinta Shirka Madaxda IGAD


Dowladda oo joojisay dhammaan diyaaradihii khaadka Soomaaliya gayn jirray ee Kenya


Wasiirka arrimaa dibadda Soomaaliya oo ka hadlay shirka Madaxda IGAD ee Muqdisho ka dhacay


Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka hadlay rabshadaha hakadka galiyey ganacsiga Suuqa Islii


Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka hadlay rabshadaha hakadka galiyey ganacsiga Suuqa Islii


Ganacsiga Islii oo Maalintii Labaad Xiran


Qaxootigii dib looga celiyay xeryaha Dhadhaab oo qaarkood xeryihii dib ugu laabtay


Wasiir Maareeye oo ka warbixyey qaraxa ka dhacay Muqdisho


Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo dowladda isku dhiibay


Degmada Cusub ee Gumburaha Oo loo Wanqaley

Wargelin: Latest news from Denmark - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, December 2nd, 2016 | 20:50
[Tuesday, February 19th, 13] :: Golaha Guurtida Somaliland Oo Warbixin ka Dhageystey Wasiirka wasaaradda warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta

Share |
news image

 Hargeysa(RH) Golaha Guurtida Somaliland ayaa Fadhigoodiii maanta Warbixin kaga Dhageystey Wasiirka wasaaradda warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta Abiib Diiriye Nuur Warbixintan ayaa Waxay ku Saabsaneyd Howlaha Kala Duwan ee Wasaaradiisa Wasiirka wasaaradda warfaafinta,Dhaqanka iyo wacyigelinta Abiib Diiriye Nuur ayaa ugu Waxaa uu Faah faahinka Bixiyey Baaxada idaacada cusub ee imika laga dhagaysto


Wasiirka oo arimaahaasi ka hadlaya ayaa waxaa yidhi “Sidii loo lahaa idaacad keena ayaanu keenay tii ugu waynayd, waana idaacad ka gudbaysa wadamo badan oo Afirka ah. Imika waxaynu isticmaalaa oo kaliya 75.Kw, Idaacaddan cusub ee imika qaranka u shaqaysaa sidaa ogtihiin waa idaacad aad u wayn waana 100.Kw (Boqol kiiloo waad), maalin walba shidaalka ay isticmaasho wasaaraddu waa 450-litir oo shidaal ah, kaas oo ku baxa mishiinada idaacadda Tv-ga iyo shaqada kale ee wasaaraddu qaranka u hayso.”
Wasiirku waxuu Golaha warbixinka siiyey waxqabadka wasaaradda warfaafinta iyo mas’uuliyadda ay u xilsaaran yihiin waaxyaheeda kala duwan,

waxana wasiirku sheegay in ay u xilsaaran tahay gudbinta iyo baahinta wararka dawladda iyo warbixinaha kala duwan, isagoo sidoo kalena faahfaahin ka bixiyey idaacadda cusub ee dhowaan hawada gashay iyo meelaha ay gaadho ee laga dhegaysan karo, taasoo gobolada iyo degmooyinka dalka gaadhsiiyey wararkii dawladda iyo weliba qurbojooga ku sugan dalalka Gobolka.


Dhanka kalena wasiirku waxa uu sheegay in TV-ga Qaranku ka haqab tiray dadweynaha dalka dibadiisa ku nool wararka iyo xaaladaha horumarineed ee dalka ka socda iyadoo xarumo uu leeyahayna laga furay dalal badan oo dunida ah.


Wasiirka oo ay wehelinayeen agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Md cabdirashiid jibriil Yuuusf iyo agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda ayaa agaasimaha guud waxa uu ka jawaabay su’aalo ay mudanaaayshu ku weydiiyeen, tafaasiilna ka bixiyey barnaamijyada kala duwan ee ka baxa Idaacadda radio hargaysa iyo TV-ga qaranka.

Radio Hormuud.dk

Studio 2
Hargeysa /Somaliland

 

posted on Tuesday, February 19th, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Caasho Xaaji Cilmi oo Eedeysay Madaxweyne Guuleed


Gaadidleyda Muqdisho oo maata shaqo joojin sameeyay


Maamulka SIMAD oo ka warbixiyey kooxo hubeysan oo Jaamacadda weerarray


Jaamacadda Ummadda oo xarrumo ka furaneyso goballada


Khubadii Ilhaan Cumar ay xaley ka jeedisay guusheeda


Toddobaadka Soomaalida ee London oo Furmay


Kooxda Waayaha Cusub oo Maraykanka lagu casuumay


Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhageyso: Dadkii ka barakacay dagaallada Gaalkacyo


Culumada gobalka Mudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaallada Gaalkacyo


DHAGEYSO: Maxaa sababay Itoobiya in ay xaalad degdeg ah ku dhawaaqdo?


Madaxweynaha Jabuuti oo $10,000 oo dollar ugu deeqday dadka abaaraha ay ku dhufteen Jubbooyinka


Culimada Soomaaliyeed oo sheegay in ay ka soo horjeedaan Qoondada la siinaayo dumarka


Muxuu isku casilay wasiirkii warfaafinta Puntland


Fallanqeyn Dooddii ugu horreysay ee Hillary Clinton iyo Donald Trump


Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka warbixiyey halka ay mareyso dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya


Raysal wasaaraha oo ka hadlay dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya


Therese May oo sheegtay Soomaaliya in ay shir u qabaneyso sannadka 2017-da


Indho Cadde oo ka hadlay dilkii Jeneraal Goobaale


Muxuu salka ku hayaa Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya?