BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 416141
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:52
Shuruq04:43
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:31
Isha23:13


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Thursday, May 23rd, 2013 | 02:27
[Tuesday, February 19th, 13] :: Culimo ku shiray Garowe oo bayaan ka soo saaray dilkii Sheekh Cabduqaadir Gacmey

Share |
news image

Garowe (RH) Qaar ka tirsan culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan oo ku shiray magaalada Garowe ee xarunta maamuka Puntland ayaa bayaan ka soo saaray dilkii Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax “Gacamay".

Sidoo kale culimadan ayaa si kulul u cambaareeyay ururka Al-Shabab oo ay ku eedeeyeen inay ku hawlan yihiin “baabi’inta waxgaradka iyo culimada ”.

Bayaan ka kooban 10 qodob ayaa culimada Al-Ictisaam waxa ay ka soo saareen magaalada Garoowe oo dhowaan lagu dilay Sheekh Cabdiqaadir Nuur Faarax “Gacamay"

Bayaanka  oo uu soo gaaray Studiyaha Radio Hormuud ee Muqdisho ayaa u dhignaa sida tan:


1. Sheekha Ninka dilay oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Xuseen Jaamac Bille Yuusuf oo dadweynaha reer Garoowe qabteen ka dib markii uu dhaawacay Saddex Qof oo kale waxaa caddaatay in uu ka mid yahay ururka Al -Shabaab, ururkaas oo horay u gaystay qaraxii Shaamow, Hargaha iyo Saammaha iyo Ardaydii Turkiga u socotay, una dilay Alle ha u naxariistee Dr. Axmad Xaaji C/raxmaan, Dr. Maxamauud Cabdi Ibraahir (Gadhweyne), Dr. Axmad C/laahi (Waayeel) Prof. Ibraahim Caddow, Sh. Abuukar Xuseen, Sh. Maxamad Tahliil iyo culimo iyo waxgarad kale oo aad u badan oo ummadda Soomaaliyeed ka mid ah, qiimowayna ugu fadhiyey ummadda Soomaaliyeed.

2. Dilkan masjidka dhexdiisa ka dhacay iyada oo salaad lagu jiro iyo qofka la dilay oo ah sheekh C/qaadir oo ah caalim diinta faafinteeda ku cirroobay oo ahaa maanta qofkii la ciseyn lahaa, wuxuu caddayn u yahay in dadka danbigaas foosha xun fuliyay ee maleegay ay yihiin dad ka fog dhaqankii islaamka, ee xurmada u yeelay masaajidda, salaadda iyo culimada geeridooda ummaddu u indho-beeleyso.

3. Sheekh Cabduqaadir iyo culimadii kale ee ka horreysey ee firqadani laysay waxaa lagu dilay iyaga oo har iyo habeen u taagan caddaynta xaqqa kuna sabraya, taasoo ah waddadii lagu dilay nebiyo Alle soo diray, saxaabo, saalixiin iyo ducaad badan oo iyaga uga horreeyey waddadan.

Sidaa awgeed waxaan ummadda xusuusinaynaa in firqiyoon Alshabaab oo kale ah ay gacantooda ku dileen khulafadii Nebi Maxamed laba ka mid ah – Cusmaan iyo Cali Alle raali haka noqdee. Ducaadda iyo culimada kalana waxaan xusuusinaynaa inay wadaddaa ku sabraan ku dhiiradaan kuna adkaystaan caddaynta xaqa oo aysan uga gabban cidna.

4. Sheekh C/qaadir Alle ha u naxariistee wuxuu ahaa caalim ummadda Soomaaliyeed oo dhan dibad iyo gudaba ay wada taqaanno laguna bartay faafinta manhajka ahlu sunnah waljamaaca ee ay mareen ummadda qaybteedii hore ee wanaagsanayd (salafkii saalixa ahaa), Sh. C/qaadir wuxuu kaalin lama illaawaan ah ku lahaa ka hortagga manaahijta qalloocan sida takfiirka ama khawaarijta, waxaana lagu yaqaanney inuu ku dhiirranaan jiray caddaynta xaqa ciddii rabtaba ha qoonsatee.

5. Waxaan ugu baaqeynaa ummadda Soomaaliyeed ee muslimiinta ah in ay meel uga soo wada jeestaan firqaddan habawsan ee Alshabaab ee hiddaha iyo dhaqanka ka dhigtay burburinta diinta, dadka iyo dalkaba, iyagoo falalkooda kharriban ugu adeegaya danaha

6.
Fal danbiyeedkan lagu dilay sheekh C/qaadir Alle ha u naxariistee wuxuu sidoo kale iftiiminayaa mashruuc halis ah oo ku jeeda guud ahaan ummadda soomaaliyeed, gaar ahaanna culimada, waxgaradka, aqoonyahanka, isimada, madaxda, ganacsatada, da’yarta iyo maatada ummadda, mashruucaas oo ay hogaaminayaan dad cadow u ah islaamka, sidaa daraadeed waxaan u cadaynaynaa ummada Soomaaliyeed ee Muslimka ah inay Firqada Al-Shabaab ka leexatay caqiiqadada toosan ee diinta Islaamka, xalaashatayna Dhiigga dadka Muslimka ah ee Soomaaliyeed, waxaana fatwo kusoo saaraynaa in meel looga soo wada jeesto,Al-Shabaab, ehel malahan, qabiil malahan, caqiido malahan, waxaan u cadaynaynaa ummada Soomaaliyeed inay waajib ku tahay inay ladagaalamaan, soo qabtaan, soo sheegaan cidkasta oo fikirkaas qalloocan aamminsan oo ay garanayaan si looga badbaadiyo, aysanna u baabi’in hambadda ka hartay ummadda iyo diinta.

Ugu danbayntii, waxaan ugu baaqaynaa ummadda qaybaheeda kala duwan oo ay ugu horreeyaan, maamulada, culimada, waxgaradka, iyo beelaha in ay iska kaashadaan una midoobaan ka hortagga iyo la dagaalanka firqadda Al-Shabaab ee isku bahaysatay xasuuqa bulshada, iyaga oo aan cidna dhaafayn, cidna ka xishoonayn, cidna xeerinayn, culimo iyo caammo, yar iyo weyn, rag iyo dumar, aqoonyahan iyo ganacsade. Kooxdan oo u dhar-dhigatay baabi’inta ummada iyaga oo u dilaya qof-qof iyo wadarba.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia
 

posted on Tuesday, February 19th, 13
Shaqaalaha Radio Hormuud
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.