BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 420225
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:26
Shuruq04:23
Dhuhr13:13
Asr17:44
Maghrib22:01
Isha23:47


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Thursday, June 20th, 2013 | 09:09
[Wednesday, February 20th, 13] :: Hargeysa oo markii ugu horreysay lagu soo gabo-gabeeyay Tabobbarka Tallaalka Jooniska

Share |
news image

Hargeysa(RH):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xuseen Muxumed Maxamed (Dr. Xuseen-Xoog), ayaa maanta soo gebogebeeyay tabobbar muddo siddeed maalmood ah uga socday Hawlwadeenno caafimaad Hotel Maansoor ee Hargaysa.


Aqoon is weydaarsi ku saabsan ka fa’iidaysiga tallaalka cusub ee Cudurka Jooniska, kaasoo ay ka qayb-qaadanayeen hawlwadeenno ka kala socday Somaliland iyo dalka Soomaaliya ayaa waxa kale oo lagaga hadlay dhibaatooyinka caafimaad ee la xidhiidha cudurrada dilaaga ah sida Xiiq-dheerta, Taytanada iyo Jadeecada.


Munaasabadda lagu soo xidhayey Aqoon-is-weydaarsigaasi ayaa waxaa ka hadashay madaxa WHO ee Somaliland Aasiya Cismaan oo ballan-qaaday inay hay’ad ahaan Wasaaradda caafimaadka la dhinac-istaagayaan Barnaamijyada taageerada ee lagama maarmaanka u ah habsami-u-socodsiinta adeega caafimaad ee ay wasaaraddu u xilsaaran tahay.


Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumud Maxamuud (Dr. Xudeen-Xoog), ayaa isna dhankiisa u jeediyey ka soo qaybgalayaashii kulankaa hadallo dardaaran ah oo ku aaddan sidii ay ugu diyaar-garoobi lahayeen cidhibtirka lala damacsan yahay cudurka jooniska iyadoo loo marayo dariiqa tallaalkiisa.


Radio Hormuud.dk
Studio 2
Hargeysa/Somaliland.

 

posted on Wednesday, February 20th, 13
Shaqaalaha
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Mushaharka Madaxweynaha Somaliland iyo kuxigeenkiisa. Dhegayso


HEES CUSUB. FANAAKA Mursal Muuse.


Q1aad-Ruwaayadii xuriyo nin gayaa ha guursado


Nicholas Kay oo Somaliland booqday


Heesta Todobaadka . Samatar iyo Sahra Axmed.


Cabdisalaan Ilkacase isuduwaha hayada CCPRS oo waysi aanu la yeelanay


Taliyaha Guud ee Booliiska SL oo ka waramay hawlgalo ay dad ku qabqabteen Burco iyo Hargeysa.


Xildhibaan Nac-Nac oo dugsi cusub ka dhisay Uubaale.


Masaajid iyo Malcaamad ay Soomaalidu leeyihiin oo lagu gubay London


Marwo Foosiya oo ka hadashay Jubooyinka iyo waliba Xuduudka bada Soomaaliya


prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargeysa Yimid. Dhegayso


Madaxweynaha Somaliland Oo Si rasmi ah U Furey Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland


02.06.13 Ciyaarihii gobalada Somaliland oo Hargeysa ka bilawday


Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May