BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 416081
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:54
Shuruq04:44
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:29
Isha23:11


Heesta todobaadka. codkii Fuaad Cumar iyo Heesta Sarbeeb


Munaasibad lagu Xusayey Maalinta Shaqaalaha Oo lagu Qabtey Magaalada Hargeysa


Itoobiya iyo Somaliland oo shir ugu soo gabagaboobay Hargeysa


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyayaasha Ciidama Oo Warbixin Siiyey Golaha Wakiilada


Wasiirka Warshadaha Somaliand Oo Soo Dhaweeyey Hadalkii Dhawaan ka Soo yeedhay Pro:Samatar


Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Xarunta jaamacada Beder tababar uga soo xidhay Macalimiin Quraan


koofurta waxaa laga rabaa in ay banaanka soodhigaan waxay hibaynayaan. Prof.Samatar


Gudomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag Oo Ka War Bixiyay Safar Uu ku Soo Marey Degmoyinka Gobolka Sanaag


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka hadley Furitaanka Talaalka Cudurada Dilaaga ah


Faysal Cali Waraabe Oo ka Hadley Shirkii Turkiga iyo Kulan uu la yeeshay Ugaaska Beesha Ciise iyo Arimo Kale


Gudida Wanaag farista S/land oo Golaha Guurtida u gudbiyey Codsi la xidhiidha in la sameeyo xeer lagu xukumo qofka aflagaadeeya diinta

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Wednesday, May 22nd, 2013 | 18:24
[Wednesday, February 20th, 13] :: Wefti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Macdanta Iyo Biyaha Oo Maqaam Miisaan Culus Loogu Qaabilay Magaalada Laasqoray Iyo Degaanada Hoos Yimaada

Share |
news image

Laas Qoray-(RH)Wefti Culus Oo Uu Hogaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Cabdisalan Maxamed Xasan Oo Dhowaanahanba Socdaal Shaqo Ku Gaala Bixinayay Deganada Sanaag Bari Ayaa Soo Gaadhay Magalada Laasqoray Waxana Intii An Weftigu Soo Cagadhigan Magaaladasi Laasqoray Lagu Qaabilay Degaanka Xabaasha Aw Cali Halkaaso Dadka Degaankasi Ay Weftiga Wasiirka Uga War Bixiyen Baahiyahooda Aasasiga Ah

Waxayna Sheegen In Degaankooda Ay Ubaahan Yihiin Gebi Ahaanba Bahiyaha Aasasiga Ah Siiba Dhinacyada Biyaha, Caafimaadka, Iyo Waxbarashada, Iyagoona Xukumada Somaliland Ka Dalbaday Inay Baahiyahaasi Wax Kala Qabato

Sidoo Kalena Waxa Weftigu Soo Indha Indheeyeen Wadada Buuralayda Geeldoora Ee Isku Xidha Magaaloyinka Badhan Iyo Laasqoray Oo Iyadu Bur Bur Xoogani Ka Muuqdo Waxana Ka War Bixiyay Nabadoon Xasan Faarax Waxana Uu Yidhi “Wadada Geel Doora Waa Wado Qaadimi Ah Ilamaaa 20 Sano Na Waxba Lagama Qaban Waana Wadada Xidhiidhisa Maagaaloyinka Laas-qoray Iyo Badhan Marka Xukumada Somaliland Waxan Leenahay Wax Ha Nalooka Qabto’’


Intaa Ka Dibna Waxa Weftigu Soo Gaadheen Duleedka Laasqoray Oo So Dhowayntooda Diyaar Ugu Ahaayeen Madaxda Maamulka Degmada Saraakisha Ciidamada Qaranka Salaadiin Cuqaal Guurti Iyo Dadwayne Aa Utiro Badan

Waxana Wasiirku Uu Halkaasi Salaan Sharaf Kaga Qaatay Ciidamada Qaranka Taliyaha Guutada Laasqoray Maxamed Salaax Tusbaxle Oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaa Sheegay Inay Weftiga Wasiirka Kusoo Dhowaynaayan Magaalada Laasqoray Waxana Uu Yidhi.
“Weftiga Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Mudane Abdisalam Waa Weftigii U Horeyey Ee Xukumada Somaliland Ee Soo Gaadha Laasqoray Waxan Ku Leenahay Wasiir Soo Dhowow Laasqoray Waa Magaaladadii”

Intaasi Ka Dibna Waxa Weftiga Lo Soo Gelbiyay Dhinaca Gudaha Magaalda Laasqoray Waxana Lagusoo Wareejiyay Shaaracyada Waawayn Ee Faras Magaalaha Magaalada Laasqoray


Kadib Kolkii Weftiga Wasiirka Lasoo Gaadhsiyay Hoygii Loogu Talagalay Waxa Uu Mahad Celiyay Dadwaynaha Reer Laasqoray Ee Aan Soo Dhowayntiisa Ukala Hadhin Waxanu Uu Sheegay Inay Kulamadooda Iyo Shirarkooda Gaar Gaar Ka Ah Yeelan Doonan Inta uu Magaalada Joogo


Weftiga Wasiir Ku Xigeenka Oo Socdaalkisu Salka Ku Hayo U Kuur Gelida Xaalada Degaanada Sanaag Bari Ayaa Kormeer Kusoo Maray Xarunta Cusbitalka Magaalada Laasqoray Saldhiga Ciidamada Policka Xarunta Dawlada Hoose Ee Degmada Xafiiska Iskaashatada Kaluumaysiga Ee Safko Oo Uu Dhamaantoodba Warbixino Ka Dhegaystay

Ugu Dambayntiina Waxa Wasiir Ku Xigeenka Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhowaynayo Loogu Qabtay Barxada Dugsiga Hoose Dhexe Ee Magalada Laasqoray Waxana Munaasibadasi Ka Hadlay Suldaan Xasan Cali Jibriil Iyo Qaar Kamid Ah Odayaasha Degaanka Laasqoray Xubno Ku Hadlayay Afka Ururada Haweenka Ee Alkhayr Iyo Il Jano Oo Dhamaantooddba Tilmaamay In Degmada Laasqoray Saamigeedi Xukumada Somaliland Ka Doonayso Sidoo Kalena Wasiir Ku Xigeenka Ku Tilmaamay Masuulka Keliya Ee Somaliland Taarikhda Abid Soo Gaadha Magalada Laasqoray


Gaba Gabadii Munaaasibadasina Waxa Ka hadlay Wasiir Ku Xigenkaa Macdanta Iyo Biyaha Cabdisalaan Maxamed Xasan Waxanu Yidhi “Reer Laasqoray Waxan Uga Mahad Celinayaa Sida Wanaagsan Ee Kalgacalka Iyo Dawlad Jeceylka Leh Ee Ay Iigu Soo Dhoweeyen Magaalada Laasqoray Waxanan Leeyahay Waad Mahad San Tihiin Intaa Hadan Ka Imaado Dadka Reer Laasqoray Baahiyahooda Waan Tixi Gelin Doona Dawladana Iyo Xukumada Jamhiriyada Somaliland Waa Kula Noqon Doonaa Waxna Waa Lagala Qaban Doona Insha Alaah Waan idiin Balan Qaadaynaa Inaan Mar Dambe Cabasho Kasoo Yeedhin Laasqoray”


Isku Soo Wada Duubo Weftiga Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Biyaha Ayaa Socdaalkoodu Salka Ku Hayaa Ukuur Gelida Gebi Ahaanba Xaalada Degaanada Sanaag Bari Waana Weftigii U Horeyay Ee Taarikhda Abid Socdaal Ku Taga Maagalada Laasqoray

Radio Hormuud.dk

Laas Qorey/Somaliland

posted on Wednesday, February 20th, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa


Wasiirka warfaafinta somalilad oo ka waramay arimo ay ka mid tahay ,sabata ay RadioHargeysa hawada ugabaxday.