BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
14 visitors online
Total visits: 419975
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:26
Shuruq04:23
Dhuhr13:12
Asr17:44
Maghrib22:00
Isha23:46


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013


Wasiirka Deegaanka Somaliland oo ka warramay dib-u-dhac Wasaaraddiisa hadheeyey iyo waxa u qabsoomay


Madaxwaynaha Somaliland oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay kana war bixiyay Safarkiisa

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Tuesday, June 18th, 2013 | 06:34
[Wednesday, February 20th, 13] :: Wasiiradda arrimaha dibadda oo ka warbixisay shir Golaha Ammaanka uu ka yeeshay arrimaha Soomaaliya

Share |
news image

Muqdisho (RH) Ra’iisul wasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta oo Arbaca ah  dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho.

Wasiiradda ayaa ka timid  magaalada New York ee dalka Maraykanka halkaasoo ay uga qeybgashay 14-kii bishan February kulan golaha ammaanka ee Qaramada midoobey uu kaga dooday ajandayaal ku saabsan arrimaha wadanka Soomaaliya , ayaa waxa ay Shir jaraa’id oo ay ku qabatay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ay ku sheegtay in kulankaasi ay ku bandhigtay baahida dowladda Soomaaliya ay u qabto dib u dhiska iyo qalabeynta ciidamada badda Soomaaliya si ay ula dagaalamaan burcad badeeda,argagaxisada,tahriibka,kalluumeysiga sharci darada ah iyo wixii la mid ah .
 
Marwo Fawsiya Yuusuf waxa ay ku celcelisay baaqa dowladda ee ah in laga qaado xayiraadda hubka ee la saaray Soomaaliya sanadkii 1991 –kii ,waxa ayna tiri “ wadahadalada aan la leenahay Xubnaha golaha ammaanka waxa uu socon doonaa ilaa iyo 7 bisha March , si cunaqabeynta hubka nalooga qaado,lana xoojiyo awooda ciidamadeena,iyadoo la kordhinayo howlgalada ciidamada nabad ilaalinta “AMISOM” ,si loo soo celiyo nabadda iyo deganaanshaha wadanka”.
 
Ra’iisul wasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga, waxa ay uga mahadcelisay dowladda iyo shacabka Kenya dadaalka walaalnimo iyo midda derisnimo ee ay garabka iyo taageerada ku siinayaan Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed , waxa ayna tiri “ Kenya waa dowlad saaxiib la ah Soomaaliya  oo deris la ah, ciidamadeedu waxa ay nala qeybsadeen dhiig badan oo daatay , abaal baan uga heynaa , guul weyn ayey gaareen ,laakiin arrinta aan ka hadlay waa sidii loo dhisi lahaa ciidamada badda Soomaaliya ,loona qalabeyn lahaa , ee ma ahan sida warbaahinta ay warka u buun-buuniyeen oo ay u fasirteen”.
 
Wasiirad Fawsiya intii ay ku sugneed garoonka diyaaradaha ,waxa ay ku qaabishay halkaasi ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Augustine Philip Mahiga,iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ku saleysan xaaladda dalka .

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

 

posted on Wednesday, February 20th, 13
Shaqaalaha Radio Hormuud
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Q1aad-Ruwaayadii xuriyo nin gayaa ha guursado


Nicholas Kay oo Somaliland booqday


Heesta Todobaadka . Samatar iyo Sahra Axmed.


Cabdisalaan Ilkacase isuduwaha hayada CCPRS oo waysi aanu la yeelanay


Taliyaha Guud ee Booliiska SL oo ka waramay hawlgalo ay dad ku qabqabteen Burco iyo Hargeysa.


Xildhibaan Nac-Nac oo dugsi cusub ka dhisay Uubaale.


Masaajid iyo Malcaamad ay Soomaalidu leeyihiin oo lagu gubay London


Marwo Foosiya oo ka hadashay Jubooyinka iyo waliba Xuduudka bada Soomaaliya


prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargeysa Yimid. Dhegayso


Madaxweynaha Somaliland Oo Si rasmi ah U Furey Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland


02.06.13 Ciyaarihii gobalada Somaliland oo Hargeysa ka bilawday


Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad