BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 542819
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:23
Shuruq09:13
Dhuhr13:23
Asr15:08
Maghrib17:31
Isha19:15


Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhageyso: Dadkii ka barakacay dagaallada Gaalkacyo


Culumada gobalka Mudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaallada Gaalkacyo


DHAGEYSO: Maxaa sababay Itoobiya in ay xaalad degdeg ah ku dhawaaqdo?


Madaxweynaha Jabuuti oo $10,000 oo dollar ugu deeqday dadka abaaraha ay ku dhufteen Jubbooyinka


Culimada Soomaaliyeed oo sheegay in ay ka soo horjeedaan Qoondada la siinaayo dumarka


Muxuu isku casilay wasiirkii warfaafinta Puntland


Fallanqeyn Dooddii ugu horreysay ee Hillary Clinton iyo Donald Trump


Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka warbixiyey halka ay mareyso dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya


Raysal wasaaraha oo ka hadlay dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya


Therese May oo sheegtay Soomaaliya in ay shir u qabaneyso sannadka 2017-da

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, January 25th, 2017 | 00:17
[Thursday, February 21st, 13] :: Waar dadka ha jahawareerinina

Share |
news image

Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha .Dhaliil la iskama qaato .DHafoor taabasho weeye .Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegayso.


 

Dhaqane:waar kaalay ma hadaa sidii faqashtii dadka rabtaan inaa saddexda duhurnimo seexisaan

adeer waxaasi waa wixii laga dagaalamay ee dadka ka daaya.


 

Dhaashane:Nabadgelyada sidee loo sugayaa hadaan dadka la baadhin waayee?Ileyn waad ogtoo imika sidii hore maahee.


 

Dhaqane:Waar waxba ma ogine dadka saqdan dhexe ee guryaa ku jebinaysaan iyo gawaadhidan aa meel walba ku baadhaysaan joojiya adeer .Dadku ma baantuubaa sow dalkoodii ma joogaan .Hadaan dadku magaaladoodii nabadgelyo ku dhex mari karayn maxay sameeyaan ? Miyey idiinka tagaan dalka?


 

Dhaashane:Hada ninka sidaa u hadlayaa haduu maqlo meel yar baa la qarxiyeyna imakuu afka gacanta gelinayaa.oo odhanayaa dowladu xagay eegaysay markii meesha la qarxinayey?Waar adeerow nabadgelyada ma idiin ilaalinaa mise waa maya?


 

Dhaqane:Hada ninkaa waa ka dhab .Waxay isu haystaan inay iyagu nabadgelayada ilaalinayaan.oo ssdu dan spudan iyo waxan gaaladu u dhoobdhoobtay u haystaan inay nabadgelyo ilaalinayaan.Waar nabadgeliyada adeer dadkaa ilaashada .cid taa kuma haleeyaan e xaafadaa saqdan dhexee sidii faqashtii baadhaysaan ka joojiya adeer.oo dadkan aa magaaladoodii ku dhex baadhaysaan iyo dhaqan xumadani waa calaamadii faqashtee joojiya .Wadanada hareerihiina bal eega cid saq dhexe wax baadhaysa ama qoryo la waeegaysoon Soomaalia ahayen ma haysaan .Mise meel baasta waa isku darteen dee ?


 

Dhaashane:Adeer war ma hayside waa la isasoo galee aayar iska qayil aanu ku ilaalinee.


 

Dhaqane:Waar heedhe taan ku socdayba ilaaway .Oo intaa tidhaahdeen waxaanu samaynay barnaamij la yidhaa qiimee qofkaaga ,ayaa isla idinki uun biladii isu wada xidhxidheen .Inaar horta miyeydaan xishoon?


 

Dhaashane:Waar xishood haku meeraysaninee muuqda oo wax qabta .Biladaa ileyn bilaash laguma helee.


 

Dhaqane:Ilaahow kuwan bilad ha noogu dhiiban.Walaahi waan qoslay .Iyagii uunbaa intay bilado soo samaysteen hadana isu xidhidhay.Indho adagaa ma Kulmiyaa?


 


 

Waa qalinkii: Baxnaan xaaji aden

Sweden.

posted on Thursday, February 21st, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kulankii ugu horeeyay ee wadajir yeeshaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Warbixin: Kufsi ka dhacay Goldogob


Somaliland Oo ka Hadashay Saldhig Dawlada Imaaraadku Ka Dhisanayso Berbera


Fallanqeyn: Magacaabista Axmed Xuseen


Ilwaad Elman oo u warrantey Radio Hormuud


Mo Farax oo lagu daray diiwaanka dadka la sharrfay sanadka cusub


Barnaamij lagu eegayo dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya 2016


Guddiga abaaraha gurmadka oo Muqdisho shir ku yeeshay


Puntland oo ka jawaabtey eedeen ka timid culimada oo ku aadan cayaaraha gabdhaha


Culimada Soomaalida oo ka digtay tartanka kubadda koleyga gabdhaha ee Garoowe


Sedddax Soomaali ah oo lagu dhaawacay Zurich


Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Doorashooyinka


Dowladda SaudiArabia oo si kumeel gaar ah u joojisay Xoolaha Somalia laga dhoofiyo.


Caasho Xaaji Cilmi oo Eedeysay Madaxweyne Guuleed


Gaadidleyda Muqdisho oo maata shaqo joojin sameeyay


Maamulka SIMAD oo ka warbixiyey kooxo hubeysan oo Jaamacadda weerarray


Jaamacadda Ummadda oo xarrumo ka furaneyso goballada


Khubadii Ilhaan Cumar ay xaley ka jeedisay guusheeda


Toddobaadka Soomaalida ee London oo Furmay


Kooxda Waayaha Cusub oo Maraykanka lagu casuumay