BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
19 visitors online
Total visits: 420219
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:26
Shuruq04:23
Dhuhr13:13
Asr17:44
Maghrib22:01
Isha23:47


Wasiir Xirsi oo ka hadlay waxa Gabayga ku kallifay


Barnaamijka Jimcaha ee Radio Hirad


HEES CUSUB: MURSAL IYO KHADRA. 18.MAY


Ku Xigeenka Xoghayaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadley Dilkii Ka Dhacay Burco Waraysi


Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Xog Waran ah la yeeshay Ardayda Dhigata Jaamacadaha Dalka


Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Dusha ka Saarey Rabshadihii Shalay ka dhacay Burco


Madaarka Hargeisa oo dib loofuri doona 20.Jun.2013


Wasiir Xagla-toosiye oo Sheegay inaanu jirin khilaaf ka dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo


Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Furey kulan la gaga Hadlayo Sixitaanka Siyaasada Qaranka


Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Ka Hadley Xeerka Caasimada iyo Mooshin la Horkeenay Wakiilada


Hees cusub oo loogu talagalay munaasibada 18.May.2013

Wargelin: - KU SOO DHAWOOW RADIO HORMUUD XARUNTA WARARKA SUGAN SIFEEYAHA XAQIIQDA. - - -
Hormuud News     Thursday, June 20th, 2013 | 06:26
[Thursday, February 21st, 13] :: Denmark: Dumarka ajinebiga oo ku nool caydha

Share |
news image

RH Kobenhagen: Dumar badan oo ajinebi ah oo ka yimi dalal aan reer galbeedka ahayn ayaa si joogto ah ugu nool caawimada caydha.

24.000 qof ee qaadanayay caawimada caydha muddo ka badan tobankii sano oo 15 sano ee ugu danbeeyay ah, tiro ku dhow 6.000 waa dumar ajinebi ah, kuwaasoo u dhigma boqolkiiba 25. sidaas waxa muujiyay tirokoobyo ku soo baxay diiwaanka Dream-register ee wasaaradda shaqada, ayuu qoray wargayska Jyllands-Posten.
 
Dumarka ajinebiga ah ee ka yimi dalalka aan reer galbeedka ahayn ayaa ka kooban boqolkiiba 3,4 dadwaynaha, kuwaasoo da'doodu u dhaxayso 16 ilaa 64 jir, waana kooxda ugu badan ee muddo dheer qaadata caawimada caydha.

Caddayn saboolnimeed iyo dayicitaan
Cilmibaadhayaasha iyo siyaasiyiinta ayaa tirokoobyadan ku tilmaamay caddayn saboolnimeed oo la soo deristay nidaamka caawimada caydha.

- Caawimada caydha ayaa loogu talogalay in si kumeelgaadh ah loogu caawiyo qofka, laakiin maaha ujeedadiisu in qofku weligii ku noolaado nidaamkan, ayuu wargayska Jyllands-Posten ku yidhi borofisar cilmiga siyaasadda ka dhiga jaamacadda Syddansk Universitet.

- Sidaas awgeed waxa si fudud loogu magacaabi karaa caddayn saboolnimeed, kol haddaynnu leenahay nidaam noocan ah oo barbar socda nidaamka hawlgabka xilliga hortii, ayuu yidhi.
 
Guddoomiye kuxigeenka ururka shaqobixiyayaasha, Erik Simonsen, ayaa qaba, inay dadkaas dayaceen degmooyinka iyo xarumaha shaqadu.

Wax baa ka qaldan nidaamka
Wasiirka shaqada Mette Frederiksen (S) ayaa ku raacsan, inuu qaldan yahay nidaamka caawimada caydha ee hadda jira, waxana ay ku ballanqaaday inay wax ka qabanayso dhibaatada.

- Marna ujeedadu ma ahayn, in dadku sannado dhan oo xidhiidhsan qaataan caawimada caydha, oo haddana waalidku xaaladdaas u sii gudbiyo carruurta, oo qoysas dhammi si joogto ah ugu tiirsanaadaan caawimada caydha, ayaa wasiirku ku tidhi wargayska Jyllands-Posten.

source. dr.dk

Tarjumaada: Axmed Diiriye

posted on Thursday, February 21st, 13

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Mushaharka Madaxweynaha Somaliland iyo kuxigeenkiisa. Dhegayso


HEES CUSUB. FANAAKA Mursal Muuse.


Q1aad-Ruwaayadii xuriyo nin gayaa ha guursado


Nicholas Kay oo Somaliland booqday


Heesta Todobaadka . Samatar iyo Sahra Axmed.


Cabdisalaan Ilkacase isuduwaha hayada CCPRS oo waysi aanu la yeelanay


Taliyaha Guud ee Booliiska SL oo ka waramay hawlgalo ay dad ku qabqabteen Burco iyo Hargeysa.


Xildhibaan Nac-Nac oo dugsi cusub ka dhisay Uubaale.


Masaajid iyo Malcaamad ay Soomaalidu leeyihiin oo lagu gubay London


Marwo Foosiya oo ka hadashay Jubooyinka iyo waliba Xuduudka bada Soomaaliya


prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Hargeysa Yimid. Dhegayso


Madaxweynaha Somaliland Oo Si rasmi ah U Furey Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland


02.06.13 Ciyaarihii gobalada Somaliland oo Hargeysa ka bilawday


Dr.Edna Aden oo Waraysi siisay BBC


Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland iyo Safiirka Somaliland iyo Somalia U Qaabilsan Midowga Oo Si wada jira Ka Warbixiyey Kulan ku dhexmaray


Dhagayso: Suldaan Maxamed Sul: C/Qadir oo dhalliil kulul u jeediyey Xukuumadda


Siyaasiga Xasan Ciise Jaamac oo maanta BBC uga waramay sidii ay ku timid gooni isutaaga Somaliland


Dhagayso: Hadal Madaxweyne Siilaanyo xalay ka jeediyey Madaxtooyada


Dhagayso Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuskii 18-ka May


Buslahada Ku Nool Degmada Salaxley Oo Si Mugleh Uga Qayb qaatey Xuska 18 May