BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 556957
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:31
Shuruq09:28
Dhuhr13:05
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, December 12th, 2017 | 17:05
[Thursday, February 21st, 13] :: Maraykanka oo lacago hor leh siinaya Soomaaliya

Share |
news image

Muqdisho (RH) Dowladda Maraykanka ayaa maanta ku dhawaaqday 20-milyan oo dollar oo dheeraad ah in ay siineyso Soomaaliya.

Madaxa hey’adda gargaarka dalka Maraykanka Dr. Rajiv Shah ayaa arrintan kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho oo maanta uu booqasho ku tagay.


Dr. Shah ayaa kulamo gooni-gooni ah la qaatay madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha, waxaana kulamadaas looga hadlay siddii hey’adda USAID u ballaarin lahayn gargaarka ay siineyso Soomaaliya iyo gargaarkaas uu hadda noqdo mid si-toos gacanta u soo mara dowladda Soomaaliya maadama laga baxay xilligii ku-meel-gaarka.

 Dhanka kale, madaxa USAID ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay doonayso inay ku caawiso Soomaaliya 20 milyan oo doollar, si horumar looga gaaro arrimo ay ka mid yihiin waxbarashada,cunnda iyo caafimaadka.

“Maanta waxaan maal-galin ku sameynaynaa dhallinyaradiina, beeralayda iyo xoola dhaqatada, ragiinna, dumarka iyo caruurtiina, si loo horumariyo caafimadka, wax-barashada iyo fursadaha kale.

Wuuu sii hadlay “Waxaan rabna inaan gacan qabanno Soomaalida si ay uga hortagaan dhammaan dhibatooyinka soo waajahda, ha ahadaan mid uu sababay bina’aadmiga ama mid dabiici ah ee ka dhashay deegaanka. Waxaan ku faraxsannahay inaaan ku dhawaaqno inaan bixini doonno 20 milyan oo doollar oo kale si loogu taageero waxyaabaha aan sheegnay oo dhan iyo waliba wax loogu qabta arrimaha deg-degga ah ee cunno-yarida” ayuu yiri Dr. Shah.

Intaa kaddib madaxweynaha Soomaaliya ayaa yiri: “Waan soo dhaweynayaa xiriirka iyo saaxibtinimadda Mareykanka iyo Soomaaliya, waana ugu mahad-celinayaa go’aanka dowladda Maraykanka ay qaadatay ee ku aadan inay si rasmi ah u aqoonsato dowladda Soomaaliya.”

Sidoo kale madaxa hey'adda gargaarka waxa uu kulan la qaatay madaxweynaha iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda xukuumadda, waxaana kulankaas lagu soo hadal qaaday sidda dowaldda Maraykanka gargaar u siin lahayd Soomaaliya.

Kulanka waxaa ka qaybgalay wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ahna ra'iisal wasaare ku xigeen Marwo Fowsiyo Xaaji Aadan.

Booqashada Rajiv Shah, madaxa hey'adda gargaarka Maraykanka uu ku yimid magaalada Muqdisho ayaa ka dhigeysa mas’uulkii ugu sareeyay dowladda Maraykanka ee booqasho ku yimaada Muqdisho muddo sanado ah.

Maraykanka waxa uu dhawaan aqoonsaday dowladda Fedaraalka, iyadoona madaxweynaha Soomaaliya uu kula kulmay aqalka Cad Madaxweyne Brack Obama.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadisho / Somalia

 


 

 

posted on Thursday, February 21st, 13
Shaqaalaha Radio Hormuud
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay