BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
19 visitors online
Total visits: 487578
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:22
Shuruq08:01
Dhuhr13:24
Asr16:03
Maghrib18:44
Isha20:18


Dhageyso: Wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti oo Muqdisho gaaray


Xildhibaan Siciid Maxamed Libaaxo Oo Ka Hadley Xaalada Guud ee Dalka:Wareysi


Madaxweyne Silaanyo oo ka hadlay arinka Suldaan Wabar iyo xubno ka tirsan xisbiga kulmiye oo ku dhawaaqay in ay sharaxanyihiin dabadii


Maayirka Oodweyne Oo ka Warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay mudadii Uu Xilka Hayey:Wareysi


Dallada Sonyo Oo Gudoomiye U Doortay Cabdicasiis Xirsi Warsame


Hadallada Madaxweynaha iyo raysal wasaaraha cusub Cumar Cabdirashiid Cali


Suldaan Xiirey Oo Xisbiga Kulmiye Ka Codsaday In Ay Ka Hadlaan Musharaxooda


Maxamed Y. Bidhiidh oo aanu ka wareysaney sababta ay dawlada Sweden u dhacday


Maxamed Haaruun Biixi oo aanu la yeelaney waraysi u badan siyaasada Somaliland.


Shir jaraa'id oo raysal wasaraha uu Muqdisho ku qabtay


Halkan ka Dhagayso:Axkaamta Salaada Jumcaha iyo Sheekh Axmed Caabi Cabdi

Wargelin: Radio Hormuud frekvens 91,3 Kolding - Newsletter - - -
Hormuud News     Saturday, February 28th, 2015 | 06:17
[Friday, February 22nd, 13] :: Jabuuti oo maanta ay ka billaabanayaan Doorashooyinka baarlamaanka

Share |
news image

Djibouti (RH) Dalka Jabuuti waxaa maanta oo Jimca ah ka bilaabmaya codbixinta doorashada baarlamaanka dalkaas.

Waxaa labadii toddobaad ee la soo dhaafay magaalooyinka dalka Jabuuti ka socday olala doorashada oo ay wadeen axsaabta ka qaybgalaya doorashada.

Saaka 7-dii aroornimo ayaa la furay goobaha codbixinta, halkaasoo ay dad badan ku qulqulayaan si ay codadkooda uga dhiibtaan doorashada baarlamaanka.

Ammaanka goobaha doorashada ay ka dhaceyso ayaa aad loo adkeeyay waxanaa la dhigay ciidamo badan.

Si kastaba, waxaa markii ugu horreysay doorashada maanta ka qaybgalaya kooxaha mucaaradka  muddo ka badan 10-sanno.

Doorashadan maanta waxaa dusha kala socda korjoogayaal caalami ah kuwaasoo qiimayn doona qaabka ay ku dhaceyso doorashadda.
 

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Friday, February 22nd, 13
Shaqaalaha Radio Hormuud
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Dhageyso: Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii ka dhacay Hotelka Central ee Muqdisho iyo cidda fuliyey


Kullan caafimaadka Kolding 21-22.Feb.2015


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo Xukuumada ka Difaacay Eedo loo jeediyey


Boqor Raabi Oo Si Adag Uga Hadley Dhulka Danta guud ee Hargeysa


Dhacdadii argagixo ee ka dhacday CPH . 14 -15.02.2015


Madaxweynaha oo soo dhaweeyay madaxda maamul gobaleedyada


Raysal wasaaraha oo ammaanay madaxda maamul gobaleedyada


Dhageyso: Cabdiweli Gaas khudbadii uu Muqdisho ka jeediyay


Dhageyso: Axmed Madoobe oo ka hadlay xaflad ka dhacday Muqdisho


Khudbadii Shariif Xasan uu xaley ka jeediyay Muqdisho


Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in la ansixiyo golaha wasiiradda cusub


Maxaa ka soo bixi kara kulammada madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamulada ee Muqdisho


Ururka Iskaashiga Islaamka oo Soomaaliya ka caawinaya dib u furista safaarado xirnaa


Safiirka Talyaaniga U Qaabilsan Somaliland iyo Somalia Oo lagu Soo Dhaweeyay Hargeysa


Guuddoomiyaha Gobalka Banaadir oo baalihii ugu horeeyay ka suray waddada Warshadaha


Agaasimaha Guud Ee Shabakada Qarninews Oo ka Warmay Koox Maafiyo ah Wax Yeelo Soo Gaadhsiisay


Radio Hormuud oo wareysi la yeelatay diplomaasi Xuseen Xaaji Axmed


Madaxweynaha Soomaaliya iyo shirkii IGAD


Siyaasiga Cali Gurey Oo Maanta ka Hadley Shirkii IGAD


wasiiraka arimaha dibad ee Itoobiya