BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
7 visitors online
Total visits: 562149
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:04
Shuruq05:45
Dhuhr13:09
Asr17:06
Maghrib20:31
Isha22:06


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Sunday, April 22nd, 2018 | 03:06
[Tuesday, January 10th, 17] :: Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo ka Hadley Dib U Dhac ku Yimaada Doorashooyinka Somaliland

Share |
news image

Hargeysa(RH)Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay warar ay warbaahinta qaar qoreen oo sheegaya natiijada dadkii iska diiwaan geliyey Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ee diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ee sannadkii hore la qabtay.

Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland Siciid Cali Muuse ayaa sidoo kale ka hadlay kulamadii ay la yeesheen Sadexda Xisbi qaran iyo wararka sheegaya in ay dib u dhacayso doorashada madaxtinimada eek u mudaysan bisha sadexaad ee sannadkan socda.Siciid Cali Muuse oo ugu horrayn aanu wax ka waydiinay tirooyinka la baahiyey ee lagu sheegay dadkii iska diiwaan geliyey Gobolada dalka in ay jiro iyo in kale waxa uu yidhi “Anagu waxba maanaan sheegin anagu wax aanu shaacinay ma jirto oo natiijo diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ah, wax aanu warbaahin u dirnay ama aanu cid la wadaagnay ma jirto” ayuu si kooban u sheegay Afhayeenka Komishanka doorashooyinka Somaliland Siciid Cali Muuse.


Afhayeen Siciid Cali Muuse oo aanu waydiinay kulankii ay la yeesheen Xisbiyada iyo in ay dib u dhacayso doorashadu waxa uu ku jawaabay “Anaga hawlahayagii sidii ayey noogu socdaan oo hawlihii kaadh qaybinta iyo hawlahayagii kaleba sidii ayey noogu socdaan wax dhib ahina ma jiraan, wax gab ah oo nagu yimidna ma jiro mar walbana waxaanu ku soconaa jadwalkii ahaa in doorashadu ku dhacdo wakhtigii loogu talo galay ee bisha sadexaad ee sannadkan, jadwalkii aanu dhignay ayaanu ku soconaa kaadh qaybintuna way bilaabmaysaa oo way soconaysaa laakiin hawlo kale oo badan ayaa ka horreeya”


Afhayeenka Komishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland oo aanu waydiinay wakhtiga ay bilaabayaan kaadh qaybinta waxa uu sheegay in aanuu ka jawaabaynin hadda, isla markaana uu ka gaabsaday in uu sheego wakhtiga ay rasmiga ah ee ay bilaabayaan qaybina kaadhadhka codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland waxaanuu yidhi “Wakhtiga ay bilaamayso qaybinta kaadhadhka codbixintana kaagama jawaabayo hadda”.


Siciid Cali Muuse oo aanu waydiinay sida ay macquulka u tahay in kaadhadhka la qaybiyo maadaama oo ay dadkii miyigu ka guureen in badani goobihii ay degenaayeen, waxa uu sheegay in aanu arrintaas ka jawaabaynin waanu ka gaabsaday su’aashaas jawaabteeda.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Tuesday, January 10th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey