BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
14 visitors online
Total visits: 554284
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:02
Shuruq07:43
Dhuhr12:56
Asr15:29
Maghrib18:08
Isha19:42


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, October 17th, 2017 | 11:28
[Tuesday, January 10th, 17] :: Wasiirka Wasaarada Dhaqanka iyo Dalxiiska Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshayaasha Wasaaradaasi

Share |
news image

Hargeysa(RH)Wasiirka Wasaaradda cusub ee Dalxiiska iyo Dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Khadar Xaaji Yuusuf, ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal lagu dajinayo xeerkii iyo shuruucdii dalxiiska iyo dalxiisayaasha oo aan hore uga jirin dalka.

Wasiir Khadar Xaaji, ayaa sheegay in Wasaaradiisa cusubi ay tahay mid baaxad wayn oo u baahan in tacab badan la geliyo, waxaannu tilmaamay in ay wadaan qorsheyaal ay dib ugu soo celinayaan dhulkii goobaha dalxiiska ee gacanta dawladda ka baxay.“Wasaaradda Dalxiisku waxa ay ka tirsanayd Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, hawlaheedana wasaaradaas ayaa gacanta ku haysay, waxaanna ay u shaqayn jirtay si aan xawli ahayn, markaa imika oo aanu doonayno in aanu bilawno shaqadii wasaaradan, waxa aanu ugu talogalnay qorsheyaal badan, markii aanu guddo galnayna waxa aanu ogaanay in ay tahay wasaarad hawsheedu mid aad u baaxad wayn oo u baahan in tacab badan la galiyo,”.ayuu yidhi Wasiirka oo maanta u warramay Warbaahinta Qaarkeed

Wasiirku wuxuu intaas ku daray in Dalxiisku yahay meelaha ay dhaqaalaha ugu badan ka helaan dalalka caalamku, isla markaana Wasaaradiisu aanay ahayn mid kooban, waxaannu yidhi, “Dad badan oo dalxiisayaala ayaa wadanka aad u yimaada oo shirkado badani ay soo casuumaan, kolay qorsheyaal badan ayaan dajin doonaa iyo shuruucdii dalxiiska lagu maamuli lahaa iyo goobihii dalxiisku lahaa oo aad u faro badan, goobihii aataarta qadiimiga ahi ay taalo oo aad u faro badan. waana hawl aad u ballaadhan.”

“Waxaan doonaynaa in hawlahaas oo dhan in aanu midayno oo aanu wasaarada hoos keenno, dhulkii faraha badnaa ee ka maqnaana aanu u soo celino, umana arko in ay tahay wasaarad yar, bishaa aan joogayna mashquulkeeda iyo hawlaheeduna aad ayay u badnaayeen, dalxiiskuna waa meelaha dhaqaalaha ay ka helaan dalalka caalamku,”ayuu yidhi Wasiirka cusub ee dalxiiska iyo dhaqanku. Haseahaatee labada waaxood ee ay Wasaaradan cusub lagu aasaasay wali kalamay wareegin Wasaaradaha Warfaafinta iyo Ciyaaraha oo ay ka tirsanaan jireen.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Tuesday, January 10th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal