BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
12 visitors online
Total visits: 542818
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:23
Shuruq09:13
Dhuhr13:23
Asr15:08
Maghrib17:31
Isha19:15


Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhageyso: Dadkii ka barakacay dagaallada Gaalkacyo


Culumada gobalka Mudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaallada Gaalkacyo


DHAGEYSO: Maxaa sababay Itoobiya in ay xaalad degdeg ah ku dhawaaqdo?


Madaxweynaha Jabuuti oo $10,000 oo dollar ugu deeqday dadka abaaraha ay ku dhufteen Jubbooyinka


Culimada Soomaaliyeed oo sheegay in ay ka soo horjeedaan Qoondada la siinaayo dumarka


Muxuu isku casilay wasiirkii warfaafinta Puntland


Fallanqeyn Dooddii ugu horreysay ee Hillary Clinton iyo Donald Trump


Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka warbixiyey halka ay mareyso dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya


Raysal wasaaraha oo ka hadlay dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya


Therese May oo sheegtay Soomaaliya in ay shir u qabaneyso sannadka 2017-da

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, January 25th, 2017 | 00:12
[Wednesday, January 11th, 17] :: Ol'olaha Talaalka ka Hortaga Cudurka Dabaysha Oo Si Rasmi ah Ugu Bilaabmay Guud ahaanba DDSI

Share |
news image

Jig-jiga(RH)Waxaa guud ahaanba Dowlad deegaanka Somaliada Ethiopia ka bilaabmay wareegii 1aad ee ol-olaha talaalka ka hortaga cudurka dabaysha(Polio) ee sanadka 2017. Haddaba, Munaasabada lagu daah-furayay wareegii 1aad ee ol-olaha talaalka ka horta cudurka dabaysha ayaa ka dhacday barxada xafiiska caafimaadka DDSI. waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiinta xafiiska caafimaadka DDSI oo ugu horeeyo wasiirka caafimaadka DDSI, masuuliyiinka socoday hay’adaha ay baw-wadaagta yihiin xafiiska caafimaadka DDSI iyo marti sharaf kale.


Waxaana ka hadlay furitaankii munaasabadan wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Xasan Ismaaciil Cali si qoto dheer uga warbixiyay ahmiyada uu leeyahay talaalkan lagaga hortagayo cudurka dabaysha ee laga talaalayo caruurta dadoodu ka yartahay 5sano, wasiirka ayaa ka warbixiyay dadaalada balaadhan ee xafiiska caafimaadku ugu jiro sidii looga hortagi lahaa cudurada faafa ee ay ka mid tahay dabashay (polio) isaga oo sheegay in guud ahaanba uu maanta ka bilowday talaalkan ka hortaga cudurka dabayshu degmooyinka iyo maamulada magaalooyinka DDSI. wasiirka ayaa ku booriyay masuuliyiinta maamulada heerarkooda kala duwan iyo waalidiinta caruurtu in ay kaalin libaax ka qaatay hirgalinta ol olaha talaalka ka hortaga cudurka dabaysha.


Waxaa kale oo ka hadlay furitaankii xafladan Gadhwadeenka geedi socodka kor u qaadida caafimaad ka hortaga cudurada iyo fayo dhawrka xafiiska caafimaadka DDSI mudane Caydaruus Axmed oo ka warbixiyay dadaalada xoogan ee xukuumada DDSI gaar ahaan xafiiska caafimaadka DDSI ugu jiraan sidii loo joogtayn lahaa qorshaha lagaga hortagayo dhamaanba cudurada faafa, gaar ahaan ka hortaga iyo tir tiritaanka cudurka dabaysha(polio) wuxuuna sheegay in ol olaha talaalka ka hortaga iyo dabar goynta cudurka dabaysha in uu si rasmiya uga bilowday dhamaan degmooyinka iyo maamulada magaalooyinka DDSI Isaga oo si mug leh ugu booriyay waalidiinta in ay caruurta da-doodu ka yar tahay shan jir u diyaariyaan talaalka, sidoo kale waxa uu mamuulku kula dar-daarmay iyo xirfadlayaasha caafimaadka deegaanka ee fulinaya ol-olahan in ay u fuliyaan sidii loogu talagalay gaadhsiinaayna goobkasta iyo gurikasta.

Gabagabadii xafladan ayaa waxay wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI mudane xasan ismaaciil cali iyo agaasinada waaxaha kala duwan ee xafiiska caafimaadku dhib-cihii ugu horeeyay wareegan 1aad ee talaalka ka hortaga iyo tir tirida cudurka dabaysha ay ku tiixiyeen/dhib-ciyeen caruurtii da-doodu ka yarayd 5 jirka ee ka soo qayb-galay xafladan furitaanka.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland
 

posted on Wednesday, January 11th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kulankii ugu horeeyay ee wadajir yeeshaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Warbixin: Kufsi ka dhacay Goldogob


Somaliland Oo ka Hadashay Saldhig Dawlada Imaaraadku Ka Dhisanayso Berbera


Fallanqeyn: Magacaabista Axmed Xuseen


Ilwaad Elman oo u warrantey Radio Hormuud


Mo Farax oo lagu daray diiwaanka dadka la sharrfay sanadka cusub


Barnaamij lagu eegayo dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya 2016


Guddiga abaaraha gurmadka oo Muqdisho shir ku yeeshay


Puntland oo ka jawaabtey eedeen ka timid culimada oo ku aadan cayaaraha gabdhaha


Culimada Soomaalida oo ka digtay tartanka kubadda koleyga gabdhaha ee Garoowe


Sedddax Soomaali ah oo lagu dhaawacay Zurich


Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Doorashooyinka


Dowladda SaudiArabia oo si kumeel gaar ah u joojisay Xoolaha Somalia laga dhoofiyo.


Caasho Xaaji Cilmi oo Eedeysay Madaxweyne Guuleed


Gaadidleyda Muqdisho oo maata shaqo joojin sameeyay


Maamulka SIMAD oo ka warbixiyey kooxo hubeysan oo Jaamacadda weerarray


Jaamacadda Ummadda oo xarrumo ka furaneyso goballada


Khubadii Ilhaan Cumar ay xaley ka jeedisay guusheeda


Toddobaadka Soomaalida ee London oo Furmay


Kooxda Waayaha Cusub oo Maraykanka lagu casuumay