BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
14 visitors online
Total visits: 547312
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr04:02
Shuruq05:43
Dhuhr13:09
Asr17:07
Maghrib20:33
Isha22:08


Raysal wasaaraha oo edeeyey qaar ka mid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya


Kulankii ugu horeeyay ee wadajir yeeshaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Warbixin: Kufsi ka dhacay Goldogob


Somaliland Oo ka Hadashay Saldhig Dawlada Imaaraadku Ka Dhisanayso Berbera


Fallanqeyn: Magacaabista Axmed Xuseen


Ilwaad Elman oo u warrantey Radio Hormuud


Mo Farax oo lagu daray diiwaanka dadka la sharrfay sanadka cusub


Barnaamij lagu eegayo dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya 2016


Guddiga abaaraha gurmadka oo Muqdisho shir ku yeeshay


Puntland oo ka jawaabtey eedeen ka timid culimada oo ku aadan cayaaraha gabdhaha


Culimada Soomaalida oo ka digtay tartanka kubadda koleyga gabdhaha ee Garoowe

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Sunday, April 23rd, 2017 | 13:59
[Wednesday, January 11th, 17] :: Xukuumadda Somaliland Oo ka Hadashay Warar Sheegaya in Dawlada Imaaraadka Carabtu Saldhig Militeri Ka Dhisanayso Berbera

Share |
news image

Hargeysa(RH)Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo maanta Warbaahinta ugu Waramay Xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay saldhig Militeri oo la sheegay in dawlada Imaaraadka Carabtu ka dhisanayso magaalada Berbera,waxaana uu Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland sheegey inuu saldhiggaasi jiro, balse ka ogalaashanheeda ay leeyihiin madaxweyne Somaliland iyo labada gole baarlamaan.

isaga oo arrimahaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi"Waa run wey jirtaa in dawlada Imaaradku ina weydiisatey saldhig Military warkaasina waa war caam ah ,wadanka imaaradku waa wadan aynu saxiib nahay , saxiibaduna wey isweydiistaan saldhigyo go,aanka saldhiga na waxaa iska leh madaxweynaha iyo labada gole baarlamaan " ayuu yidhi wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Wednesday, January 11th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida


Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal oo la galiyey Soomaaliya


Shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay


Madaxweynaha Farmaajo oo ka hadlay ra'iisal wasaaraha uu magacaabay


Goojooge ka hadlay qarax maanta ka dhacay Muqdisho


Gabar Soomaali Ah oo Iska Soo Sharaxday Boston


Prof Cabdi Samatar oo ka hadlay doorashadii Muqdisho


Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Oo ka Hadley Saldhiga Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayso Barbera


Madaxweyne Farmaajo oo dadka kala hadlay Radio Muqdisho


Maxaa xigi doona go'aanka maxamadda ICJ


Maxkamadda ICJ oo maanta go’aan ka gaaraysa diidmada Kenya ee dacwadda badda