BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
6 visitors online
Total visits: 551092
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:14
Shuruq05:02
Dhuhr13:17
Asr17:37
Maghrib21:30
Isha23:11


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, July 26th, 2017 | 00:30
[Friday, April 14th, 17] :: Ciidamo Mareykan ah oo Muqdisho soo gaaray

Share |
news image

Nairobi (RH) Idaacadda VOA ayaa ogaatay in magaalada Muqdisho ay gaareyn ciidamo Mareykanka ah kuwaasoo ku yimid dalab ka soo yeeray dowladda fedaraalka Soomaaliya.

Ciidamadan ayaa la sheegay in ay ka qeyb qaadan doonaan tababarka iyo qalabeynta ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM si loo xoojiyoo dagaalka lagula jiro ururka Al-Shabaab.

Waa markii ugu horreysay oo ciidamo Mareykanka ka socda ay soo caga dhigtaan Soomaaliya tan iyo bishii Maarso sannadkii 1994-tii xilligaas oo howgalkii rajo soo celinta ee QM la dilay 18 askari oo Mareykan ah kaddib dagaallo dhex marey ciidamada Mareykanka iyo kooxo hubeysan oo uu madax u ahaa Allaha u naxariisto Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid.

Ciidamadan Mareykanka ayaa la sheegay in ay codsatey dowlada fedaraalka iyagoo gacan ka siinaya xoojinta ammaanka iyo la dagaallanka Al-Shabaab.

Ciidamadan ayaa la sheegay in labadii bishan April ay soo gaareyn Muqdisho. waxaana ay ka kooban yihiin 3 illaa 50 cutub oo ka tirsan cutubka 101st Airborne Division.

Ciidamadan cusub qeyb kama ahan howgalka Mareykanka uu hadda ka wado Soomaaliya, sidaas waxaa laga soo xigtay sarkaal Mareykanka.

Toddobaadkii horre, Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Al-Shabaab in muddo 60 cisho ay isku soo dhiibaan si ay ugu soo laabtaan waxbarashadooda iyo shaqooyinkii ay ku jireyn.

Maalin kaddib, waxaa Muqdisho ka dhacay qarax loo adeegsaday baabuur oo lagu weerari rabay baabuur ay la socdaan saraakiisha ciidamada balse waxa uu ku qarxay bas la socdeyn dad shacab ah oo halkaas ku dhintay waxaana sheegtay Al-Shabaab mas’uuliyadda.

Mareykanka horre waxaa uga joogay Soomaaliya ciidan kooban oo tababarayaal ah.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Friday, April 14th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco