BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 555760
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:57
Shuruq08:47
Dhuhr12:56
Asr14:40
Maghrib17:03
Isha18:47


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, November 17th, 2017 | 20:14
[Saturday, April 15th, 17] :: Dawladda Hoose Ee Hargaysa Oo Shaacisay Qorshayaal lagu Dayactirayo Jidadka Dhexmara Caasimada

Share |
news image

Hargeysa(RH)Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Hargaysa Mawliid Kayse Muxumed (Mawliid Qaro) ayaa ka hadlay qorshayaal ay dawlad hoose ahaan ku adkaynayaan bilicda caasimadda iyo fayo-dhawrka deegaanka kuwaas oo uu sheegay in ay qayb ka tahay sidii loo ilaalin lahaa in lagu iibiyo bakhaarada cuntooyinka Wakhtigoodii Dhamaaday,waxaana uu digniin u diray ganacsatada Somaliland.


Mawliid Kayse Muxumed Xog-hayaha Fulinta Dawlada Hoose Oo u warramay Warbaahinta Qaarkeed waxaa uu tilmaamay inuu ku guulaystay inta uu xilka hayay inuu diwaan galiyo gadiidka loo yaqaano Vits-ka bulshaduna ku naanaysto Tukhaanka kuwaas oo ay u sameeyeen lambarro Lagu Tixraacayo Mac-luumaadkooda.


Mawliid Qarro ayaa ugu horayn waxa uu ka hadlay qorshayaal uu ku adkeeyay adeega fayo-dhawrka,kuna cidhib tirayo bakhaarada ama dukaanada meheradahooda ku dhex qariya Alaabada Wakhtigoodu Dhamaada,waxaana uu Digniin Hawada u Mariyay Ganacsatada. “waxaan ku guulaystay intaan xilka hayay inaan bulshadda aanu u adeegayno ka ilaalino wixii dhacay dadka si aanay uga dhalanin Xanuunada kala gadisan ee ay sababaan cuntooyinka ama sharaabka wakhtigiisu dhaafay, dawlada hoose ee Hargaysa waxa ay dadaal dheer ugu jirtaa sidii ay u ilaalin lahayd una tirakoobi lahayd bakhaarada iyo waliba tukaanada lagu iibiyo wixii wakhtigooda dhaafay,waxaanan dadaal galinay inaanu markasta ilaalino caafimaadka bulshadda oo ah ka noogu muhiimsan.”


Xoghaye mawliid Kayse oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey “markii hore mid siwacan u shaqaysay may ahayn waaxda faya dhawrku balse intaan xilka qabtay waxaan u sameeyay kooxo ka shaqeeya ilaalinta iyo tirakoodibada in ay bakhaaradu ama tukaanadu hayaan alaab wakhtigoodii dhaaftay,shaqaalaha hadda ka hawl gala waxaanan u sameeyay dirays u gaar ah aniga oo siiyay gawaadhi baadi-goob ugu jira wixi caafimaadka bulshada iyo shacabka waxyeelo gaadhsiinaya ee caafimaadkooda waliba wax u dhimaya.”


Xoghayaha Dawlada hoose ee hargaysa waxa uu bulshadda ku guubaabiyay in ay markasta iska eegaan cuntooyinka ama sharaabada ay iibsanayaan in tariikhda ku qorani saxan tahay,waxaana uu furay in ay lasoo socod siiyaan bakhaarka ama tukaanka haystay alaabo dhacday. Geesta kale Mawliid Kayse Muxumed ayaa ka hadlay inuu ku guulaystay inta uu xilka hayay inuu diwaan galiyay Gawaadhida loo yaqaan Taxi Ama Tukhaanka oo ciidanka amaanka Somaliland cabasho xoogan ka muujiyeen waxaana uu ka warbixiyay qorshahaasi sida uu ugu suurto galay. “hortu ilaahay ayaa mahadleh oo nagu guuleeyay inaanu diwaan-galino gadiidka yaryar ee loo yaqaan Tukhaanka oo xagii amaanka waxbadan ka taray,waxaana dhacday tusaale ahaan in dadka iska fuuli jireen taxi aan lanbar iy raad-raactoona lahayn oo dhibaatooyin ka iman jireen halka qaarna hablaha lagu fara xumayn jiray,lakiin hadda waxaas waa laga maarmay oo qofkasta oo gaadhiga raacayaa waxa uu eegayaa gaadhiga lanbarkiisa ay dawlada hoose ku diwaan galisay,waxaanan arinkaas ugu guulaysan qaab wanaagsan waxaana uu noqday mid midho dhala oo bulshadda ku reyeen xagii amaanka iyo xagii shacabkaba.


Waxa uu intaas ku daray xoghayaha Fulinta Dawlada hoose Ee Hargaysa lacagta maalinkasta laga qaado gaadhi kasta oo Taxi ah oo ka dhex shaqeeya magaalada hargaysa waxaana uu yidhi. “waxaanu maalintii ka qaadnaa gaadhi kasta oo taxi ah ama Tukhaan ah shan boqol oo shilinka Somaliland ah taas oo bishii noqonaysa shan iyo tobankun oo shilinka Somaliland, waxaanan amaanayaa ciidanka booliska Somaliland oo gacan wayn ka gaystay sidii ay u suurto gali lahayd arintaas gawaadhida dukhaanka Lagu diwaan galiyay,waxaana ay kor u qaaday xagii kale ee dakhliga ee nidaamka dawlada. Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargaysa ayaa sheegay in Dhawaan ay dhisi doonaan waddada ka bilaabanta shinbirta kuna dhamaata jaamacadda hargaysa ee sii marta xaafadda axmed Dhagax Ee Hargaysa.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Saturday, April 15th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga