BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
4 visitors online
Total visits: 549673
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:27
Shuruq04:23
Dhuhr13:13
Asr17:45
Maghrib22:01
Isha23:48


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida


Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal oo la galiyey Soomaaliya


Shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, June 22nd, 2017 | 22:37
[Monday, April 17th, 17] :: Wafti Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Deegaano Ka Tirsan Gobalka saaxil

Share |
news image

Berbera(RH)Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL oo ka kooban Wasiirku-xigeenka Madaxtooyadda, Wasiirku-xigeenka Hawlaha guud iyo masuuliyiin ka socota Sandquua Horumarinta Somaliland ee SDF ayaa safar shaqo oo ay ku soo indha indhaynayaan halka ay marayaan mashaariicda laga maalgaliyo SDF ugu baxay deegaano ka mida gobalka saaxil.

Waftigu intii uu ku sii jiray waddada u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa warbixino ka dhagaystay hawl wadeenada Wakaalada Horumarinta Waddooyinka waxaana warbixin ka siiyey Yasin Cali Aden oo ka waramay wajiga sadexaad ee dib udhiska waddada isku xidhidha Hargeysa ilaa sheekh iyo maraaxilkii kala duwanaa ee ay

Sidoo kalena waxa isaguna halkaasi warbixin ku siiyey Waftiga Najax Adam oo ka mida masuuliyiinta SDF oo ku dheeraaday mashaariicda kala duwan ee laga maalgaliyey SDF isagoo tilmaamay sida durba loo arkay faa'iidadooda oo uu tusaale u soo qaatay waddadaasi iyo mashaariic kale oo waxa ku ool ah oo haatan gabgabo ku dhaw.


Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay Wasriiku-Xigeenada Wasaaradda Madaxtooyada Mud. Axmed Xaashi Cabdi iyo Hawlaha guud Mud. Liibaan Yuusuf Gaxnuug oo ka marag kaacay faa'iidooyinka mashaariicdan aadna ugu bogaadiyey Hayada Horumarinta Waddooyinka iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF


Gabagabadiina waxa halkaas ka hadlay Wasiirka Qorshaynta Qaranka Mud. Maxamed Ibrahim Aden Qabyo tire oo ku dheeraaday dadaalka xukuumada ee wax ka qabashada arimaha bulshada isagoo ku tilmaamay sida ay xukuumadu had iyo jeer uga hawlgasho dib udhiska dalka iyo horumarkiisa waxaanu sheegay inay xukuumad ahaan ka go'antahay in mashruuc kasta inta ka dhiman la dhamaystiro.


intaa ka dib waxay waftigu booqdeen xafiiska Wasaaradda Degaanka ee Magaaladda Berebera halkaas oo ay soo kormeereen mashruuca horumarinta deegaanka oo laga maalgalinayo SDF. Waxaanay waftigu halkaas warbixin kaga dhagaysteen masuuliiyiinta Waasaaradda Deegaanka ee gobalka Saaxil.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, April 17th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho