BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
5 visitors online
Total visits: 549673
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:27
Shuruq04:23
Dhuhr13:13
Asr17:45
Maghrib22:01
Isha23:48


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida


Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal oo la galiyey Soomaaliya


Shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Thursday, June 22nd, 2017 | 22:37
[Monday, April 17th, 17] :: Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Afrika oo Muqdisho soo booqday

Share |
news image

Muqdisho (RH) Magaalada Muqdisho, waxaa maanta booqasho ku yimid wafdi uu hoggaminayo guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Africa Mr. Ahmed Ahmed.

Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay wasiirka dhallinyarada iyo Sports-ka ee Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cabdiqani Saciid Carrab.

Qoraal la soo dhigay barta Facebook ee wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo Sportska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wafdiga Axmed Axmed ay booqan doonaan xarrumo dhowr ah oo ku yaalla Muqdisho oo cayaaraha loogu talagalay.

“Waxaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 17 April 2017 Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga iyo Qaranka Soomaaliyeed marti u ah Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Africa Mr. Ahmed Ahmed waxaana si gaar ah loogu xusuustaa Halyeygii Qaran Alle ha u naxariistee Guddoomiye Kuxigeenkii 1aad ee Xiriirka Kubadda Cagta Africa Faarax Wehliye Cadow Sendiko”

Halkan ka dhageyso Wasiirka dhallinyarada oo saxaafadda la hadashay
Audio Player
00:00
00:00
Use Up/Down Arrow keys to increase or decrease volume.

Wuxuu booqday qaar ka mid ah garoomada kubadda cagta ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

War la xiriira: “29 sanno oo madax u ahaa CAF Ciisa Hayaatuu waa la soo gabagabeeyay arrintaas”

Inta uu joogo Muqdisho Mr Axmed Axmed waxa uu booqon doonaa xarrunta wasaaradda ciyaaraha iyo dhallinyarada iyo sidoo kale qaar ka mid ah garoomada Ciyaaraha.

Waa markii ugu horreysay Axmed Axmed uu yimaado Muqdisho tan iyo markii  uu xulka CAF Ka baddalay Ciisa Xayaatuu oo muddo 29 sanno xilkaas hayey.

Madaxeynaha CAF wuxuu noqonayaa masuulkii ugu sareeyay ee Xiriirka Kubadda Cagta ee Afrika ee booqda Soomaaliya, in muddo ah.

Waxaa la filayaa in madaxweynaha CAF iyo masuuliyiinta Soomaaliya ay ka wada hadlaan hormarinta ciyaaraha kubadda cagta ee dalka.

Soomaaliya awaxaa dhowaanahan ka socday tartamo kala duwan oo kubadda cagta ah, balse weli waxaa jiro caqabado ay ka mid yihiin amni xumo iyo garoomada qaar oo burbursan.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Monday, April 17th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho