BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
5 visitors online
Total visits: 547609
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:41
Shuruq05:24
Dhuhr13:08
Asr17:14
Maghrib20:49
Isha22:26


Raysal wasaaraha oo edeeyey qaar ka mid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya


Kulankii ugu horeeyay ee wadajir yeeshaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Warbixin: Kufsi ka dhacay Goldogob


Somaliland Oo ka Hadashay Saldhig Dawlada Imaaraadku Ka Dhisanayso Berbera


Fallanqeyn: Magacaabista Axmed Xuseen


Ilwaad Elman oo u warrantey Radio Hormuud


Mo Farax oo lagu daray diiwaanka dadka la sharrfay sanadka cusub


Barnaamij lagu eegayo dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya 2016


Guddiga abaaraha gurmadka oo Muqdisho shir ku yeeshay


Puntland oo ka jawaabtey eedeen ka timid culimada oo ku aadan cayaaraha gabdhaha


Culimada Soomaalida oo ka digtay tartanka kubadda koleyga gabdhaha ee Garoowe

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, May 1st, 2017 | 06:18
[Tuesday, April 18th, 17] :: Xisbiga Kulmiye Oo Masuuliyiin Cusub U Magacaabay Gobolka Hawd

Share |
news image

Hargeysa(RH)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Gobolka Hawd.Masuuliyiintan ayaa ka kooban 15 Xubnood,Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa Xubnahan ilaahay Uga Rajeeyey inuu ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda xilalka loo Magacaabay

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka Hawd.

Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Fulinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga, waxa maanta oo ay bishu tahay April 18th, 2017 loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Fulinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.

1. Xasan Digaale Xuseen – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
2. Muxumed Aw Daahir Ismaaciil – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
3. Cabdillaahi Maxamed Cali - In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
4. Cabdiqani Faysal Maxamed - In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
5. Jamaad Aw Ismaaciil Qallinle - In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
6. Xaawa Abiib Cabdi - In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiye-ku-xigeenka Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
7. Safiya Ismaaciil Daahir - In maanta laga bilaabo ay ahaato Afhayeenka Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
8. Cabdixakiin Maxamed Maxamuud (Cabdixakiin Cujuul) - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
9. Axmed Cabdillaahi Aw Cabdi (Axmed Daahir) - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Hawd.
10. Cabdirisaaq Muuse Cali - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda iyo Warbaahinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
11. Cabdiqaadir Barre Raage – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
12. Cabdirixiin Cabdillaahi Yuusuf - In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
13. Ibraahim Yuusuf Mooge – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
14. Cabdi Cumar Xaashi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
15. Cabdalle Maxamed Kirix - In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku-Xigeenka Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.

Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda xilalkooda heer Gobol ee xisbiga KULMIYE.

ALLAA MAHAD LEH


Muuse Biixi Cabdi

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Tuesday, April 18th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida


Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal oo la galiyey Soomaaliya


Shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay


Madaxweynaha Farmaajo oo ka hadlay ra'iisal wasaaraha uu magacaabay


Goojooge ka hadlay qarax maanta ka dhacay Muqdisho


Gabar Soomaali Ah oo Iska Soo Sharaxday Boston


Prof Cabdi Samatar oo ka hadlay doorashadii Muqdisho


Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Oo ka Hadley Saldhiga Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayso Barbera


Madaxweyne Farmaajo oo dadka kala hadlay Radio Muqdisho


Maxaa xigi doona go'aanka maxamadda ICJ


Maxkamadda ICJ oo maanta go’aan ka gaaraysa diidmada Kenya ee dacwadda badda