BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
5 visitors online
Total visits: 547609
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:41
Shuruq05:24
Dhuhr13:08
Asr17:14
Maghrib20:49
Isha22:26


Raysal wasaaraha oo edeeyey qaar ka mid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya


Kulankii ugu horeeyay ee wadajir yeeshaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Warbixin: Kufsi ka dhacay Goldogob


Somaliland Oo ka Hadashay Saldhig Dawlada Imaaraadku Ka Dhisanayso Berbera


Fallanqeyn: Magacaabista Axmed Xuseen


Ilwaad Elman oo u warrantey Radio Hormuud


Mo Farax oo lagu daray diiwaanka dadka la sharrfay sanadka cusub


Barnaamij lagu eegayo dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya 2016


Guddiga abaaraha gurmadka oo Muqdisho shir ku yeeshay


Puntland oo ka jawaabtey eedeen ka timid culimada oo ku aadan cayaaraha gabdhaha


Culimada Soomaalida oo ka digtay tartanka kubadda koleyga gabdhaha ee Garoowe

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, May 1st, 2017 | 06:19
[Tuesday, April 18th, 17] :: Xukuumada Somaliland Oo Xaqiijisay Tiradda Dad Ku Geeriyooday Doon Ku Dagtay Xeebaha Gobolka Saaxil

Share |
news image

Hargeysa(RH)Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badaha Somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa ka hadlay Doon Kaluumaysi oo ay saarnaayeen lix qofi Oo ku dagtay deegaanka ceel-daraad Ee Gobolka Saaxil.


Wasiirka ayaa sheegay in sababta ay Doontu u Dagtay Ay Ahayd Dabaylo Xoogan Oo Shalay Badda Soo Maray,waxaana uu Digniin U Diray kaluumaysatada kale ee iyaguna badda ku sugan.“Waxa naloo soo sheegay maanta in dooni ay lahaayeen kaluumaysato ka baxday magaalada berbera ay ku degtay deegaanka Ceel Daraad iyo berbera u dhexeeya,waxaana watay lix qof laba waa la helay afarna wali lama hayo meel ay ku sugan yihiin,waxaana loo malaynayaa in ay doonta dajiyeen


dabaylo shalay ka dhacay badda.sidaas ayuu yidhi Deegaanka Ceel Daraad ee ay doonta kalluumaysatada ahi ku dagtay ayaa laga soo sheegayaa inaanu lahayn wax isgaadhsiin ah sida uu sheegayo wasiirka kalluumaysatadu taasina ay sababtay inaan wax gurmad ah loo fidin waxaana uu yidhi.“Meeshu malaha isgaadhsiin,telefoon kama shaqeeyo waliba baabuurina mamarto,badhasaabkii iyo isu-duwihii wasaarada kalluumaysiga waanu la hadalnay si meesha loogu gurmaddo shaqana looga soo qabto oo in dadkii maydkoodana la soo helana la soo raadiyo,markaas maanta kalluumaysatadii hawshaas ayaa ku soo korodhay.


Geesta kale wasiirka kaluumaysiga ayaa sheegay in gurmad buuxa wasaaradii kaluumaysigu gashay isla markaasna baadhis laga waddo deegaanada ay doontu ku gadoontay waxaana uu fariin u diray bulshadda ku dhaqan deegaankaasi waxaana uu yidhi.“waxaanu sheegaynaa in wasaaradii heegan buuxa gashay oo cid kasta oo dadkaasi war ka heshaana nala soo socod siiso ayaanu doonaynaa,ciidanka badda iyo isu-duwaha wasaarada ee berbera iyaguna meesha ayay tagi doonaan inkasta oo ay meeshu hadana tahay meel aad u dhib badan,hawshaas waanu gali doonaa war buuxana waanu ka keeni doonaa doontaas iyo waliba dadkii saarnaa.


Dhinaca kale wasiirka wasaarada kaluumaysata ayaa fariin hawd u mariyay bulshadda ka ganacsatada kaluunka inaanay bada galin wakhtiga ay dabay-laha Xoogani ay ka dhacayaan badda.“Wakhtiga ay badu kac santahay waxaanu idin leenahay oo idinku dhiiri galinaynaa badda hayska galina si aad uga bad-badaan xiliyadda ay badu kacsan tahay.Sidaas ayuu yidhi Wasiirka Kaluumaysigu.Gaba-gabadii Doontani ayaa ka Baxday magaalada berbera waxaana ay ku degtay inta u dhaxaysa Badda berbera iyo Ceel-Daraad.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Tuesday, April 18th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida


Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal oo la galiyey Soomaaliya


Shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay


Madaxweynaha Farmaajo oo ka hadlay ra'iisal wasaaraha uu magacaabay


Goojooge ka hadlay qarax maanta ka dhacay Muqdisho


Gabar Soomaali Ah oo Iska Soo Sharaxday Boston


Prof Cabdi Samatar oo ka hadlay doorashadii Muqdisho


Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Oo ka Hadley Saldhiga Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayso Barbera


Madaxweyne Farmaajo oo dadka kala hadlay Radio Muqdisho


Maxaa xigi doona go'aanka maxamadda ICJ


Maxkamadda ICJ oo maanta go’aan ka gaaraysa diidmada Kenya ee dacwadda badda