BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 562364
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:51
Shuruq05:34
Dhuhr13:08
Asr17:11
Maghrib20:41
Isha22:17


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, April 27th, 2018 | 08:29
[Wednesday, April 19th, 17] :: Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadlay Guddi Mus-dambeeda Oo Loo Samaynayo

Share |
news image

Hargeysa(RH)Guddida Doorashooyinka Soomaaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sida ay u arkaan guddida mus-dambeedka ah ee la sheegayo inuu madaxweyne Siilaanyo u samaynayo.

Gudoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa si taxadir leh u sheegay inay ku shaqeeyaan sharciyad u yaala. waxaanu yidhi “Komishanku waa hay’adda ugu saraysa ee u qaabilsan dalka inay hagto doorashada, diwaan gelinta iyo wixii la xidhiidha, ilaa hada si toos ah ayaanu u wada shaqaynaa hay’addaha aanu wada xidhiidhno oo ah inaanu isu marno wixii aanu is farayno ama kala qaadanayno haday sadexda xisbi qaran tahay iyo haday dawlada tahayba, xidhiidhkayaguna waxa uuka dhaxeeyaa afartaas hay’addood iyo anaga oo dhex u ah, dhex dhexaadnimadayada iyo jiritaankayagana xeerar ayaa qeexaya, walina ma hayno wax toos ah laakiin marka ay timaado waanu ka hadli doonaa.”

Gudoomiye Cabdiqaadir Iimaan oo hadalkiisa sii wata ayaa intaas raaciyey “Waxaanu ku dhisanahay xeerar, xeerarkaas sharciga ah nina kama sareeyo, xeerarkaasi wixii ay na farayaan ayaanu ku dhisanahay xeerarkaasina way qeexayaan waanay cad yihiin.”

Sidoo kale gudoomiye Cabdiqaadir Iimaan ayaa ka hadlay qaabka ay u wada xidhiidhaan hay’addaha ay wada shaqayntu ka dhaxayso waxanu yidhi “komishanka doorashooyinka ayaa u yeedha ama ay ka timaadaa inuu arko hay’addaha uu la xidhiidho, wadan sharci ku dhaqma ayeynu nahay, sharciga haddii aynaan marina waxeenu waxay noqonayaan inuu walaac galo, xeerka doorashooyinka ee lagu dhisay guddida doorashadu isaga ayaa komishanka awood u siinaya inuu hay’ad kasta oo uu wax uga baahdo u diro waraaq.”

sidoo kale gudoomiye Cabdiqaadir Iimaan ayaa ka hadlay kulan ay dhawaan la yeesheen xukuumada iyo sidii uu ku yimid waxaanu yidhi “sida aanu dawlada maalintaas dhawayd ugu tagnayna waxay ahayd shaqadii naga dhaxaysay, madaxweynaha meel ka hoosaysana ma aragno, maadaama oo aanu galayno kaadh bixintii waxaanu madaxweynaha ugu tagnay inaanu gaadhsiino inaanu u baxayno labadaas gobol dhamaystirnayna wixii agab iyo shaqaale ahaa ee loo baahnaa isla markaana ay ogaadaan in shaqadii la gudo galay, wixii naga dhiman haday xisaab tahay iyo haday shuruuc tahayba iyo wixii aanu uga baahanayba halkaas ayaanu galinay oo waa dariiqada aanu ku xidhiidhno madaxweynaha iyo sadexda gudoomiye ee xisbiyada.”

Ugu dambayna gudoomiye Cabdiqaadir Iimaan ayaa ka hadlay kulan la qaateen wasiirka madaxtooyada, kaas oo la taliyihii is casilay ee Cabdilaahi Jawaan sheegay in lagu go’aamiyey mus-dambeed loo sameeyo guddida doorashada waxaanu yidhi “La taliyaha madaxweynuhu waa la taliyaha madaxweynaha ee arimaha doorashooyinka iyo xisbiyada maaha la taliyaha komishanka, komishankuna marka uu doonayo inuu la hadlo madaxweynaha waa inuu madaxweynaha la fadhiyaa marka ugu dambaysa ee aanu gaadhno, laakiin tii uu kaga baxay Cabdilaahi Jawaan waa anaga oo sii diyaarinayna wixii madaxweynaha loola tagi lahaa oo wasiirka madaxtooyada aanu ka sii diyaarino si aanu madaxweynaha ugu tagno.”Ayuu yidhi Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinku.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Wednesday, April 19th, 17

  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey