BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
6 visitors online
Total visits: 551092
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:14
Shuruq05:02
Dhuhr13:17
Asr17:37
Maghrib21:30
Isha23:11


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, July 26th, 2017 | 00:28
[Thursday, April 20th, 17] :: Diyaaradihii Khaadka Muqdisho keeni jiray oo Jowhar ka dagay

Share |
news image

Jowhar (RH) Maamulka HirShabeelle ayaa sheegay in uu oggolaaday in diyaaradihii Khaadka keeni jiray garoonka Muqdisho ay u soo wareegaan Jowhar.

Wasiirka gaadidka iyo duulista hawada maamulka HirShabelle Maxamed Cabdulle Maxamed Batalaale ayaa VOA u sheegay in illaa seddax diyaarad oo Khaad sida ay saaka ka soo daggeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar kuwaasoo qeyb ka ahaa duulimaadyada tooska ee maalin kasta uga soo deggi jiray Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in codsi uga yimid ganacsatada Khaadka keenta Muqdisho in maamulka u siiyey oggolaanshiyaha in diyaaradaha ay ka soo deggi karaan guud ahaan garoomada hoosyimaada maamulka HirShabeelle.

Wasiirka ayaa sheegay in duulimaadyada maanta ay koobnaayeen balse ay rajeenayaan maalinta berri tirada diyaaradaha ay intaas ka badnaadaan.

Ganacsatada Khaadka ayaa horrey cabasho uga muujiyey canshuurta oo lagu kordhiyey Khaadka, iyadoo 1Kg ee Khaad hadda la canshuuro 23,000ShSo oo u dhiggan $2.5 halkii horre lacanshuuri jiray lacag intaas ka yer.

Sidoo kale lama oga in guud ahaan ganacsatadii Khaadka ka soo dajin jiray garoonka Muqdisho ay toos ah ugu weeciyeen garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar iyo in ay tallaabadan tahay mid KMG ah.

Si kastaba, Khaadkii Muqdisho ugu immaan jiray xagga cirka maanta waxa uu uga immaanaya dhulka oo gaadid ayaa looga soo daabulayaa magaalada Jowhar, waxaana durba arrintan saameenteeda laga dareemay suuqyada waaweyn ee Muqdisho.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Thursday, April 20th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco