BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
5 visitors online
Total visits: 547609
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:41
Shuruq05:24
Dhuhr13:08
Asr17:14
Maghrib20:49
Isha22:26


Raysal wasaaraha oo edeeyey qaar ka mid ah dalalka deriska la ah Soomaaliya


Kulankii ugu horeeyay ee wadajir yeeshaan labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Warbixin: Kufsi ka dhacay Goldogob


Somaliland Oo ka Hadashay Saldhig Dawlada Imaaraadku Ka Dhisanayso Berbera


Fallanqeyn: Magacaabista Axmed Xuseen


Ilwaad Elman oo u warrantey Radio Hormuud


Mo Farax oo lagu daray diiwaanka dadka la sharrfay sanadka cusub


Barnaamij lagu eegayo dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhacay Soomaaliya 2016


Guddiga abaaraha gurmadka oo Muqdisho shir ku yeeshay


Puntland oo ka jawaabtey eedeen ka timid culimada oo ku aadan cayaaraha gabdhaha


Culimada Soomaalida oo ka digtay tartanka kubadda koleyga gabdhaha ee Garoowe

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Monday, May 1st, 2017 | 06:19
[Thursday, April 20th, 17] :: Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Socda Dalka Maraykanka

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Ayaa maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday dalka Maraykanka oo ay ujeedka safarkoodu ahayd xaqiiqo raadis dhinaca arrimaha Somaliland oo abaartu ugu horayso.

Madaxweyne ku xigeenka oo soo dhawaynta ka dib warbixin dheer ka siiyey xaalada guud ee dalka iyo ta abaaraha ayaa u sheegay weftiga inay Somaliland tahay dal nabadgelyo ah oo horumar balaadhan ka sameeyey arrimaha bulshada, waxaanu ku dheeraaday madaxweyne ku xigeenku xaalada abaareed ee wakhtigan ka taagan dalka iyo in xoolihii laga soo gudbay oo ay dadkii haraad u dhimanayaan.

Markii shirka laga soo baxay ayey Dr. Edna Aadan Ismaaciil oo saxaafadda la hadashay ayaa tidhi "Sharaf wayn bay noo tahay in uu Madaxwayne ku-xigeenkeenii nasoo dhaweeyay halkana aanu ku qaabilnay wefti inooga yimi dalka maraykanka weftigani kama socdaan dawlad iyo magaalo toona balse waxa fariin soo faray aqalka odayaasha Maraykanka oo u soo diray xaqiiqo raadis abaaraha jira markaa abaartaasi ma dhabaa, Somaliland waxa la sheegayaa nabad tolow nabadaasi ma jirtaa? farriinta aynu inagu dadka u fidino waxa mar walba ka qiimo badan farriinta dadka kale inaga qaadaan waa makhraati furan waana safar saaxiibtinimo waanu soo dhawaynay wixii ALLE taa ka keenana gacanta ALLe ayay ku maqan tahay.

Abaaruhu siday yihiin ayaanu tusnay, doorashooyinka waxaanu ka qabnana waanu u sheegnay in ay dib inooga dhaceen duruufahaa ALLe keenayna ee aanay ahayn qaar inaga dhinaceena ka yimi ayaanu u sheegnay waxaanu u sheegnay inuu wadankeenu nabad yahay dadkiisuna nabad ku degan yahay dadkiisu nool yahay, dalkiisu horumar ballaadhan samaynaayo awoodahaas cida gacan naga siisay ee dibada ka timina ay iska yar yihiin waxaanu qabsanayna annagu aanu qabsanay awoodeena ku qabsanay, dadaalkeenana ku qabsanay, wadajirkeena iyo wada shaqaynteenana aynu ku qabsanay loona baahan yahay inaanu halkaas kasii wadno, markaa ummadeena waan u mahad naqayaa iyo xukuumadaba oo ogolaatay in waftigani dalka soo galaan oo ay wax inala arkaan".

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland
 

posted on Thursday, April 20th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho


Madaxweynaha oo ka warbixiyey shirka madaxda Soomaalida


Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay xaalad dagaal oo la galiyey Soomaaliya


Shirkii ugu horreeyay ee golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay


Madaxweynihii horre ee Soomaaliya oo Turkiga ku maqnaanaya muddo kooban


Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey


Dhakhater sheegay in cudurka daacuunka uu ka dilaacay Soomaaliya


In ka badan 100 qof oo u dhintey cudurro ka dhashay abaarta


10 sano kadib maxaa u qabsoomay AMISOM?


Xukuumada Somaliland Oo Ceel Biyood U Dhagax Dhigtey Bulshada Gobolka Hawd


Soomaaliya oo ka qeybgaleyso carwada cuntada ee Dubai


Raysal wasaare Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xilka loo magacaabay


Madaxweynaha Farmaajo oo ka hadlay ra'iisal wasaaraha uu magacaabay


Goojooge ka hadlay qarax maanta ka dhacay Muqdisho


Gabar Soomaali Ah oo Iska Soo Sharaxday Boston


Prof Cabdi Samatar oo ka hadlay doorashadii Muqdisho


Suldaan Cabdirixiin Saxardiid Oo ka Hadley Saldhiga Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayso Barbera


Madaxweyne Farmaajo oo dadka kala hadlay Radio Muqdisho


Maxaa xigi doona go'aanka maxamadda ICJ


Maxkamadda ICJ oo maanta go’aan ka gaaraysa diidmada Kenya ee dacwadda badda