BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 553465
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr05:16
Shuruq06:54
Dhuhr13:04
Asr16:18
Maghrib19:12
Isha20:44


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, September 22nd, 2017 | 22:31
[Thursday, August 31st, 17] :: Shanta qof ee ugu qanisan Soomaaliya

Share |
news image

Nairobi (RH) Shan qof oo Soomaali ayaa lagu sheegay in ay yihiin dadka ugu maalqabeensan Soomaaliya sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay Wargeyska forbes oo ka faallooda hantida iyo hantiilayaasha dunidda.

Dadkaas waxaa ugu horreeya Cabdirashiid Ducaale oo ah maamulka shirkadda Dahabshiil.

Shirkadan oo ka shaqeysa xawilaadaha lacagta ayaa xarrunteeda weyn waxa ay ku taalla Dubai.

Dahabshiil waxa aasaasay Cabdirashiid aabbihiis waxaana la furay billowgii 1970-kii sida lagu sheegay warbixinta forbes.

Cabdirashiid Ducaale waa 40 sanno, waxa shirkadiisa ay lee dahay in ka badan 24,000 oo laamood oo ku yaalla 126 waddan oo caalamka ah.

Dahabshiil waxaa ka shaqeeya iminka in ka badan 2,000 oo shaqaale.

Sida lagu sheegay warbixinta forbes, dhaqaalaha soo galay Dahabshiil sannadkii 2016-kii waxa uu ka badnaa $1 billion.

Qofka labaad ee ugu taajirsan Soomaaliya

Wargeyska forbes ayaa sheegay in qofka labaad ee ugu taajisan Soomaaliya in uu yahay Cabdirisaaq Ido oo aasaasay isla markaana maamula shirkadda isgaarsiinta ee Nationlink oo ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee xagga isgaarsiinta Soomaaliya.

Shirkadan oo xarrunteeda ay tahay magaalada Dubai ayaa la aasaasay sannadkii 1997. waxa ay bixisaa adeegga Taleefonada gacanta ee Mobile, Leemanak, Internetka iyo adeegga Mobailka ee Satellite-ka, waxaa ku xiran in ka badan 700,000 oo macaamiil.
Abdirizak Ido

Aamiina Xirsi Mooge

Haddaba, shanta qof ee ugu hantida badan Soomaaliya waxaa ku jirta Aamina Xirsi Mooge waana qofka dumarka ah ee ku jirta Liiska.

Aamina Xirsi waxa ay ku nooshahay oo ganacsi ku lee dahay magaalada Kampala ee caasimadda waddanka Uganda.

“Waa Alle mahaddiis Annigoo dumar ah oo Soomaali ah haddii la igu soo qoray maqaalka Forbs in aan ka mid ahay dadka ugu qanisan Soomaaliya waxan oo dhan waxa ay muujinayaan haddii aad tahay aaamin oo aad Alle ku xiran tahay oo la timaado shaqo dheeri ah in aad guuleysanayso”ayey tiri Aamiina oo u warrantay BBC.
Aamiina Xirsi Mooge

Sidee Aamina gacanta ku billowday?


Aamiina ayaa sheegtay in ay ku dhalay tuulo ku taalla Kenya isla markaana ganacsiga ay billowday iyadoo yer maadama aabbaheed uu dhintay iyadoo sagaal jir ah.

“Hooyadey ayaa i bartay ganacsiga annigoo inan yer halkaas ayaa ka billaabay oo markii horre Dukaan ayaa la ii furay oo dhismaha lagu iibiyo masaabiirta ayaa dadku ay aad u iibsanayeen kaas ayaan ka shaqeeyay oo dadkii baa aad iigu farxay”ayey tiri Aamiina Mooge.

Ganacsiga Uganda


Aamiina ayaa sheegtay in wixii ka dambeeyay 1998-dii in ay u soo wareegtay Uganda halkaasoo ay ka billowday ganaci oo mar dambe dowladda ay siisay dhul ay maalgaso sidaasna ay uga furtay goobo ganacsi oo waaweyn maadama aad loogu farxay.

Aamina miyey maalgalin ka sameeysay dhulka Soomaalida?

Aamiina mar la weydiiyey in maalgalin ka sameesay dhulka Soomaalida, waxa ay sheegtay in weli waddanka uu ku jiro marxalad colaad balse uu waayihii dambe soo roonaayey sidaas darteed aysan maalgalin weli ka sameen laakin ay mustaqbalka ku tala jirto.

Waxa ay sheegtay in mardhow ay furi doonto warshad sonkorta soo saarta.

“Illaa lix kun oo dumar ah ayaan ka shaqeeyaa oo aan shaqo abuur u sameeyay”ayey tiri Aamiina Mooge.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Thursday, August 31st, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho