BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 555760
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:57
Shuruq08:47
Dhuhr12:56
Asr14:40
Maghrib17:03
Isha18:47


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, November 17th, 2017 | 20:19
[Friday, September 1st, 17] :: Maxkamadda sare ee Kenya oo laashay doorashadii uu ku guuleystay Kenyatta

Share |
news image

Nairobi (RH) Maxkamadda sare ee waddanka Kenya ayaa maanta go’aan ay soo saartay ku laashay doorashadii uu ku guuleystay madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Guddoomiyaha maxkamadda sare David Maraga ayaa sheegay in ay ogaadeen in wax isdabomarinno badan ay dhaceen, wuxuuna amray in 60 maalmood gudahood lagu qabto doorasho xalaal ah.

Laakiin mucaaradka ayaa sheegay in la jabsaday hannaankii combiyutarada laguna shubtay doorashada. dacwadii isbaheesiga mucaaraadka ay u gudbiyeen toddobaadkii horre oo ay dhageesaneysay taasoo ahayd mucaaradka oo diiday natiijada doorashadii uu ku guuleystay madaxweyne Kenyatta.

Mucaaradka ayaa sheegay in doorashadaas ay ahayd mid musuqmaasuq uu hareereeyey, waxaana tan iyo markii natiijadaas ay soo baxday sii xoogeesanayey kala qeybsanaanta ka jirta waddanka Kenya.

Waxaa kaloo Internetka ka billowday olole lagu doonayo in lagu kala qeybiyo dadka waddanka Kenya.

Kenyatta ayaa helay codadkii la tiriyey ee doorashada 54%  balse mucaaradka ayaa ka biyo diiday, iyagoo sheegay in lagu shubtay, waxaana ay guddiga doorashada ku eedeeyeen in ku kaceen qiyaano qaran.

Markii lagu dhawaaqay natiijada waxaa qeybo ka mid ah Kenya ka dhacay khalalaaso, in kastoo markii dambe la dareemayey in xaaladda ay caaddi ku soo laabaneyso.

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in madaxweynaha talada Haya Uhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashada isaga oo ka horreeyay Raila Odinga 1.4 milyan oo cod.

Maxkamadda sare ee Kenya ayaa go’aan ku gaartay in doorashada madaxweynaha ee Kenya in lagu qaban doono muddo laba bilood gudahood iyo in natiijadii ka soo baxday doorashadii uu ku guuleystay Kenyatta ay waxbo kama jiraan tahay.

Laakiin qaar ka mid ah qareenadii u doodayay madaxweyne Uhuru Kenayatta ayaa sheegay inaysan ku qancin go’aanka maxkamadda sare.

Waxaa dabaaldegyo billaabay taageerayaasha mucaaradka, sida ay warbaahinta Kenya ku warrantay.

Kenya ayaa leh taarikh dheer oo ah la tacaalida khalaasooyinka doorashooyinka kuwaasoo dhacay sannadihii 1992-dii, 1997-dii iyo tii ugu darneed ee 2007-dii oo in ka badan 1,500 qof ay ku dhinteen tiro intaas ka badanna ay ku barakaceyn.

Xaaladda Kenya ayaa ka dartay markii baraha bulshada la soo dhigay Kenya oo kala qeybsan waxaana qeyb loo bixiyey qeybta bartamaha halka qeybta kalena loo bixiyey qeybta shacabka.

Afhayeenka xukuumadda Kenya ayaa dadka arrimahaas wada u sheegay in ay u guuraan Soomaaliya.

“Haddii aan ka eego arrinta xaqa uu lee yahay in uu qofkasta uu aragtidiisa dhiibto waxa ay xitaa u guuri karaan Soomaaliya halkaas ayaa la helaa dowlado kala duwan oo badan iyo madax siyaasadeed oo dhexdooda tartamaya, dowladnimo waa in aan marnaba laga eegin danaha siyaasadeed ee shakhsiyadeed, waa in aad muhiimada kowaad siisaan waddankiina”ayuu yiri.

Dadka odorasa arrimaha Kenya ayaa sheegaya in haddii ay sii socoto olalaha lagu doonayo in lagu kala qeybiyo Kenya in baahi karto oo ay dalka khatargalin karto, taasoo ah in khariidada dadka Kenya ay ku mideesan yihiin ay tahay mid muujineysa in dadka aany mideysneen.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Friday, September 1st, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga