BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 553466
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr05:16
Shuruq06:54
Dhuhr13:04
Asr16:18
Maghrib19:12
Isha20:44


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, September 22nd, 2017 | 22:36
[Sunday, September 3rd, 17] :: Al-Shabaab oo weerartay Buulo-Guduud

Share |
news image

Kismaayo (RH) Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ay ku lee yihiin deeganka Buulo-guduud oo qiyaastii 30km dhinaca waqooyi uga beegan magaalada Kismaayo ee xarrunta gobalka Jubbada Hoose.

Dadka deeganka ayaa sheegay in weerarka uu ku billowday baabuur lagu qarxiyey albaabka horre ee sadhigga dabadeedna waxaa xigay ciidamo lugta oo galay oo ka tirsan Al-Shabaab.

Inta la ogyahay 18 ka tirsan ciidamada Jubbaland iyo kuwa Soomaaliya ayaa ku dhintay weerarka tiro intaas ka baddana waa ay ku dhaawacmeyn balse Al-Shabaab ayaa sheegay illaa 30 askari ay ku dileen weerarka Buulo-guduud.

Dadka deeganka ayaa sheegay in maqleen qarax xooggan iyo dagaal toos ah oo ka dhacaya xerada, sidoo kale warar ayaa sheegaya in Al-Shabaab ka wareen saldhigga gaadidka dagaalka iyo hub oo ay la aadeen dhinaca iyo magaalada Jilib ee gobalka Jubbada Dhexe.

Waxaa kaloo jira warar sheegaya in ciidamo gurmad ah oo ku soo wajahnaa Buulo-guduud in wadadda loola galay oo la qarxiyey.

Buulo-guduud waa saldhigga ugu weyn ee ciidamada Jubbaland iyo kuwa Soomaaiya ee  deegannada duleedka Kismaayo.

Saaxafadda ayaa loo diiday in lala wadaago weerarka ka dhacay Buulo-guduud, waxaana xaalad kacsanaan laga dareemayaa magaalada Kismaayo.

Weerarka Buulo-guduud ayaa la sheegay in uu la mid ahaa weeraradii ka dhacay Ceel-Cadde, Janaale iyo Leego oo lagu weerarray ciidamada Kenya, Burundi iyo kuwa Uganda ee ka tirsan AMISOM.

Weli maamulka Jubbaland kama hadlin weerarka ka dhacay Buulo-Guduud.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Sunday, September 3rd, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho