BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 553466
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr05:16
Shuruq06:54
Dhuhr13:04
Asr16:18
Maghrib19:12
Isha20:44


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May


Muqdisho waxaa ka socda kulamo looga hadlayo shirka London


Madaxweynaha CAF oo booqasho ku tagay Muqdisho

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, September 22nd, 2017 | 22:35
[Sunday, September 3rd, 17] :: Dufcadii 8-aad ee Jaamacada Jig-jiga Oo ay Maanta ka Qalinjabiyeen 822 Arday

Share |
news image

Jig-jiga(RH)Madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka beeraha iyo horumarinta khayraadka Dabiiciga ee DDSI.Marwo Sucaad Axmed Faarax oo ay Weheliyaan Wasiirka Xafiiska Adeega Shacabka iyo Horumarinta Shaqaalaha DDSI. Mudane Axmed Maxamed Koore iyo Badibada Wasiirada Kala Duwan ee Xukuumada DDSI.ayaa maanta ka qayb galey Munaasibad Balaadhan oo Shahaadooyin lagu Gudoonsiinayey 822 Arday oo ka Qalinjabiyay Jaamacada Jig-jiga University.

Munaasibadan loo Qabtey qalinjabinta dufcadii 8aaad ee ardayda jaamacada Jigjiga oo ahayd mid Si Balaadhan loo soo Agaaasimay ayaa lagu qabtey Hoolka Shirarka ee Sayid Maxamed Cabdale Xasan.waxaana sidoo kale ka soo qaybgaley Masuuliyiinta iyo Maamulka Jaamacada Jigjiga,Waalidiin,Kooxaha Fanka iyo Suugaanta ee DDSI.iyo Marti Sharaf Tirabadan


madaxwayne ku xigeenka jaamacada jigjiga Ilyaas Cumar oo ka hadlay munaasabadan ayaa bogaadinta iyo hambalyada uu u jeedayay ardaydan ka dib ka warbixiyay dadaalada iskaashi ee ay dawlada JDFI iyo dawlada deegaanku ugu jiraan kor u qaaditaanka tayada waxbarashada dalka gaar ahaan deegaanka somalida itoobiya si loo soo saaro cudud aqoon yahan oo ku gaashaaman aqoon iyo xirfado ay ugu adeeegaan shacabkooda isaga oo tilmaamay in ay maalinba maalinta ka danbaysa kor u sii kacayso heerka aqooneed ee ay jaamacada jigjiga bixiso madaxwayne ku xigeenka jaamacada ayaa sheegay in ardaydan maanta qalinjabisaysa oo ay tiradoodu dhantahay 822 arday isugu jiraan ardaydii wax baran jirtay xiliga xagaaga, kuwa looxjiidka ah iyo kuwa fogaanka waxku baray oo ay maanta tahay markii ugu horaysay ee ku jiran qalin jabinta ardayda wax ku baran jigay gobolad deegaanka sida qoraxay, jarar, shabeele,afdheer liibaan iyo siti taasi oo ay jaamacada jigjiga suurta galiyay in ay gaadhsiiso waxbarshada gobolada deegaanka madaxwaynaha jaamacada ayaa sidoo kale sheegay in ay jaamacadu dadaal balaadhan ugu jirto sidii ay kaalin wayn uga qaatan lahayd wax ka qabashada dadaalada lagu horumarinayo bulshada deegaanka.


Sidoo kale Waxaa iyana Halkaasi ka Hadashay madaxwayne ku xigeenka DDSI ahna wasiirka beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga DDSI marwo Sucaad Axmed Faarax oo ugu horayn u hambalyaysay ardaydan qalinjabisay maanta islamarkaana u mahad celisay dadaalka ay wado jaamacada jigjiga ee suurta galisay in ay gaadhsiiso waxbarashad heer jaamacadeed dhamaan gobolad deegaanka oo ay maanta qaybtii ugu horaysay ee waxbarashada fogaanta wax ku baranjiray ee iyaga oo gobolada jooga waxbaran jiray maanta ay qalinjabiyaan madaxwayne kuxigeenka ayaa sheegtay in isbadalka horumarineed ee ka jira dalkeena itoobiya ay suurta galiyeen aqoon yahanada kala duwan ee ka soo qalinjabiyay jaamacadaha kala duwan ee dalka madaxwayne ku xigeenka ayaa ku boorisay ardaydan maanta qalin jabisay in ay ka midho dhaliyaan aqoonta ay sanadaha badan baranayeen. Madaxwayne ku xigeenka ayaa sigaar ah ugu mahad naqday shaqalaha dawlada ee iyaga oo waajibaadkoodii shaqo gudanaya maanta qalinjabinay

Gabagabadii munaasabadan qalinjabinta waxaa abaalmarino la gudoonsiiyay ardaydii Kaalmaha Hore ka gashay dhibcaha waxbarashada

 

posted on Sunday, September 3rd, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho