BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
16 visitors online
Total visits: 563294
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:52
Shuruq04:43
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:31
Isha23:13


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, May 23rd, 2018 | 01:42
[Saturday, September 9th, 17] :: Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jarey Wershad Cusub Oo Laga Hirgaliyey Hargeysa

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylci) ayaa Maanta oo ay bishu tahay 09-09-2017 xadhiga ka jaray wershad cusub oo samaynaysa Taangiyada biyaha ee Gamuur Plastic factory, wershadaas oo laga hirgeliyay Waqooyiga magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafada Sheedaha.

Warshadan cusub ee laga hirgaliyay ayaa waxay samayn doontaa taangiyada biyha iyadoo lagaga maarmi doono Taangiyadii biyaha ee birta ama daxalka yeelan jiray.

Madaxweyne ku xigeenku waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay warshadan cusub ee lagu soo kordhiyay dalka, isla markaana ay xukuumad ahaan soo dhawaynayaan maalgashiyada noocan oo kale ah, gaar ahaan maalgashiga muwaadiniinta reer Somaliland.“Maanta farxad weyn ayay noo tahay, walaalkeen oo muwaadin ah oo dalka ku soo kordhiyay maal-gelin iyo fikrad cusub, in aynu u hambalyayno, marka labaad-na waxaan leeyahay ILLAAHAY ha u barakeeyo, hana ku guuleeyo oo ILLAAHAY ha gaadhsiiyo halkaa uu ka bilaabay meel ka sarraysa,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku xigeenku.

Md. Cabdiraxmaan Saylci waxa kale oo uu intaa raaciyay “Haddii aanu nahay xukuumadda maanta joogta, waxaannu ku taamaynaa in la dhiiri-geliyo maalgashiga, gaar ahaan maal-gashiga muwaadininta, wixii awoodeenna ka baxsanna aynu soo jiidano maal-gashiga caalamiga ah, sababta oo ah waddankeennu waa wadan curdin ah oo ay yaalaan fursado badan, markaa waxaa loo baahan yahay sidaa walaalkeen Daahir MAxamed Gamuur oo kale in lagu dhiirado abuurista fikradaha cusub ee aynu u baahan nahay.”

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Saturday, September 9th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey