BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 555760
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:57
Shuruq08:47
Dhuhr12:56
Asr14:40
Maghrib17:03
Isha18:47


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, November 17th, 2017 | 20:22
[Wednesday, September 13th, 17] :: Carwadii seddaxaad ee Buugaagta oo laga furay Muqdisho

Share |
news image

Mogadishu (RH) Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Arbaca ah si rasmi ah uga furmay bandhigga carwada buugaagta caalamiga, waana sannadkii seddaxaad oo isku xiga oo la qabto bandhiggan tan iyo markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991 kii.

Bandhigga Buugaagta Muqdisho, ayaa waxaa ka qeybgala qorayaal kala duwan oo ka kala yimid adduunka dacaladiisa ka kala yimid oo Soomaali u badan ayaa buugaagta ku soo bandhiga.

Sidoo kale abwaano, dad ku xeel dheer dhaqanka iyo afka Soomaaliya iyo marti sharraf kale oo lagu casuumay bandhiggan ayaa ka qeybgalaya bandhiggan.

Sidoo kale dooddo, iyo aqoon isweydaarsiiyo, iyo tababbaro ku saabsan dhaqanka iyo suugaanta ayaa lagu soo bandhigi doonaa mudadda seddexda maalin ah ee ay socoto carwadaasi.

Waxaa kaloo bandhiggan ka qeybgalaya dad u badan dhallinyaro kuwaasoo jecel hal abuurka iyo suugaanta iyo qoraalada Af Soomaaliga.

Dadweynaha ka qeybgalaya bandhiggan ayaa ah kuwa buugaagta iibsanaya, kuwa eegaya bugaagta lagu soo bandhigay iyo kuwa sawirro isaga qaadaya bandhiggan.

Bandhigyo noocan oo kale ayaa sannadkan lagu qabtay magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe, waxaana soo badanaya bandhigyda noocan oo kale ee dalka lagu qabanayo.

Dadka caanka ah ee ka qeybgalay furitaanka bandhigga maanta waxaa ka mid ah ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaaliya, wasiirkii horre ee arrimaha dibadda Soomaaliya Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, Dr Cabdiraxmaan Baadiyow iyo Qoraayaal kale oo uu ka mid yahay Maxamed Daahir Afrax, Maxamed Xaaji Ingiriis iyo qorayaal ajnebi ah.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Wednesday, September 13th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga