BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
11 visitors online
Total visits: 555760
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:57
Shuruq08:47
Dhuhr12:56
Asr14:40
Maghrib17:03
Isha18:47


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, November 17th, 2017 | 20:25
[Wednesday, September 13th, 17] :: Dad Badan Oo Ka mid Ah Ganacsatada Shirkadaha Qaadka Somaliland Oo Lagu Laayay Magaalada Haawaday Ee Dalka Ethiopia

Share |
news image

Hargeysa(RH)Allah haw naxariistee in ka badan 17 qof isla markaana badankoodu kasoo jeeda dhalasho ahaan Somaliland ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Haawaday ee dalka Itoobiya.


Raggan la laayay oo dhamaantood ahaa shaqaalihii ka shaqaynayay Maqsinada Qaadka ee magaalada Haawaday ee Qaadka looga soo diro dhinaca Somaliland ayaa iyaga oo shaqo maalmeedkoodii caadiga ahaa ku jira ayaa waxa si kadis maqsinadii Qaadka ee ay ku shaqaynayeen ugu soo galay boqolaal Qof oo Qoomiyadda Oromada ah,kuwaas oo la sheegay inay ka biyo diidsanaayeen taageero la sheegay in Qoomiyadda Somalida ee ku dhex nool Itoobiya ay taageertay hawl gallo ay dawladu kaga hortagaysay Kacdoonadii Oromada ee sanadkii hore dhamaadkiisii ka dhacay dalka Itoobiya,ayaa markii ay dadkan Oromada ah ee gadoodsani ay galeen Maqsinadii waxay rasaas la dhaceen raggii Qaad-waleyaasha ahaa ee maqsinada ku sugnaa,qaarkoodna ay Majooyin ay siteen qudha kaga jareen,halka ay qaar kalena kasoo tuureen dabaqyo ay ku jireen.


Wararka naga soo gaadhaya magaalada Haawaday ayaa sheegaya  in gabi ahaanba maqsinadii Qaadka ee Haawaday albaabada loo laabay oo aanay shaqaynayn kadib markii shaqaalihii Qaadka ee dhagartaa ka badbaaday ay nafahooda ula carareen dhinaca magaalada Herer,waxaana la sheegay in wakhti xaadirkan ku jiran dadkaasi Somalida ah xero ciidan oo halkaasi ku taala isla markaana ay badbaado bideen.


Sidoo kale Waxaa Qaarna la Dhacay Qaarna la gubay Qaar ka mida Baabuurtii Qaadka keeni jirey Somaliland.Dhacdadan naxdinta leh ayaa keentay in ganacsatadii Qaadka ee ku sugan Somaliland sida Caasimada Hargeysa inay waayaan cid ay ku hagaajiyaan Lacagtii Qaadka ee ay diri jireen.taasi oo keentay in Gabi-ahaanba maanta Qaad laga waayo Somaliland.


Dadkan la laayay ayaa waxay iskugu jiraan Kaariyiin,Khasnajiyo,Darawaliin,Iibiyayaal Qaad,Raaciga Qaadka iyo shaqaale hoosaad kale,allah haw naxariistee magacyada Lix qof oo kamid ah Dadkii lagu laayay magaalada Haawaday oo aanu Magacyadooda Helay ayaa waxaay kala yihiin.Cabdiqaadir Aadan Xuseen, Cismaan Cawdal, Guuleed Hambase, Cabdilaahi Fadhaase, nin naanaystiisa naloogu sheegay ( Aan is dilno) iyo Axmed Faraqe,waxaana allah haw-naxariistee kamid ahaayeen dadkii lagu laayay Haawaday ee ay laayeen qoomiyada Oromadu.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Wednesday, September 13th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga