BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 556957
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:31
Shuruq09:28
Dhuhr13:05
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, December 12th, 2017 | 17:08
[Wednesday, October 11th, 17] :: Kalfadhigii 5-aad Ee Golaha Wakiilada Shacabka Iyo Golaha Fadareeshinka Dalka Ehiopia Oo ka Furmay Addis-Ababa

Share |
news image

Addis-ababa(RH)Waxaa maanta si rasmiya uga furmay Magaalada adisababa kalfadhigii 5aad ee golaha wakiilada shacabka iyo golaha fadareeshinka dalka itoobiya taasi oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan xubnaha labada gole ee dalka itoobiya.


Kalfadhigan oo ugu horayntii loo istaagay dadkii shacabka soomaalida ahaa ee lagu xasuuqay hawaday ayaa waxaa furitaankiisii kudbad dheeli-tiran oo dhaxalgal ah ka soo jeediyay madaxwaynaha jamuuriyada dimuqoraadiga faderaalka itoobiya mudane Dr Mulatu Teshome isaga oo ugu horayntii ka warbixiayay ahmiyada uu leeyahay dastuurka JDFI oo ah kan mideeyay qoomiyadaha iyo shucuubta dalka itoobiya islamarkaana xaqiijiyay xuquuqaha dimuqoraadiyadeed ee qoomiyadaha iyo shucuubta dalkeena itoobiya ayuu yidhi madaxwaynuhu sidoo kale waxa uu ka warbixiyay madaxwaynuhu waxqabadkii sanadkii 2009TI taasi oo guulo waawayn oo mug leh laga soo hooayay iyada oo ay sanadkaasi dalka ka dheceen abaaro hadana wax saamayn ah kuma keenin geedi socodka xawaaraha horumarka ayuu yidhi madaxwaynuhu.


madaxwaynha ayaa sheegay in kor loo qaaday koboca dhaqaalaha dalka iyada oo cabirka xawaaraha dhaqaalaha la gaadhsiiyay 10.9% taasi oo ahayd in la gaadho cabirka saadaasha 11,1.% dhinaca wax soo saarka beeraha ayaa guulo mug leh taasi oo la gaadhsiiyay koboca wax soo saarka beeraha oo ay saadaasha 8,0% halka lagaadhsiiyay 6.7% waxaana keenay inta yare ee hoos u dhacu ku yimaado dhinaca wax soo saarka beeraha in meelaha qaarkood ay ka dhacday abaaro iyo roob la aan halka ay meelaha qaarna saamaysay diirta maraykanku.


Madaxwaynaha ayaa sidoo kale sheegay in guulo waawayn laga gaadhay dhinaca koboca warshadaha taasi oo la diwaangaliyay in uu gaadhay koboca warshaduhu qorshihii la saadaalinayay in la xoojiyay korna loo qaaday wax-soo-saarka ganacsiga iyada oo la gaadhsiiyay saadaashii la filayay dhinaca kale sanadkan 2009TI gudihiisa, waxqabad maaliyadeed ee dhaqaalaheena ayaa si wanaagsan loogu guuleeystay. Si kastaba ha ahaatee, waxaa lagama maarmaan ah in la sameeyo dadaal dheeri ah oo natiijo lagu gaadhay ayuu yidhi madaxwaynuhu.


Madaxwaynaha ayaa ka warbixiyay qorshaha sanadkan 2010TI isaga oo sheegay in xoogo la saarayo qorshayaasha lagu gaadhayo hiigsiga xaqiijinta horumar waara oo aan soo noqod lahayn taasi oo loo baahan yahay in la muujiyo dadaalkii lagaga midho dhalinayo hirgaliyo koritaan dhaqaale oo deg deg ah iyada oo xooga la saarayo wax soo saarka dalaga ee lagu hayago warshadaho dheelitirka , sida warshadaha wax soosaarka sare iyo dhexe.Dhinaca kale waxa uu sheegay maedaxwaynuhu in xooga la saarayo shaqo abuurka dhalinyarada iyo kor u qaaditaanka iskaashatooyinka taasi oo suurta galinaysa kor u qaaditaanka koboca meeliyadeed iyo midka dhaqasho.


Ugu dambayntii Madaxwayanah JDFI oo ay warbixintiisu ahayd mid aad u dheer ayaa waxa uu nuxur keedu ahaa mid ku sar-go’an taaba galinta qorshayaasha horumarineed ee lagu tir tirayo saboolnimada laguna gaadhayo wadamada dhaqaalahoodu meel dhexaadka yahay.

Radio hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland
 

posted on Wednesday, October 11th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay