BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 556957
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:31
Shuruq09:28
Dhuhr13:05
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, December 12th, 2017 | 17:08
[Wednesday, October 11th, 17] :: War Murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda maamul goballeedyada uga socday Kismaayo

Share |
news image

Kismaayo (RH)- Shirkii hoggaamiyaasha maamullada ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo ee xarrunta gobalka Jubbada Hoose, waxaa laga soo saaray-War-murtiyeed looga hadlayo qodobada ay madaxda ku heshiiyeen.

Sidoo kale, madaxda ayaa ku dhawaaqay gole ay ku mideesan yihiin oo ay ugu magac-darreen golaha iskaashiga dowlad goballeedyada, sidoo kale madaxda maamul goballeedyada waxa ay si kumeel gaar ah u joojiyeen ka qeybgalka shirka looga hadlayo dib u eegista dastuurka iyagoo ku adkeestay waxa ay ku tilmaameen in arrimaha masiiriga in iyaga lagala tashado.

Waxaa kaloo ay walaac ka muujiyeen in ka gun gaarista doorasho qof iyo cod oo ka dhacda Soomaaliya 2020 uu shaki badan ka jir dowladda fedaraalkana aysan diyaar u ahayn in la gaaro doorashada noocaas oo kale sida ay yiraahdeen.

Sida lagu sheegay war-murtiyeedka, waxa ay madaxdu sameesteen gole ay ku mideysan yihiin oo loogu magac-darray golaha iskaashiga dowlad gobolleedyada, waxaa guddoomiye iyo kuxigeen loo doortay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waarre, waxa ay xilka heyn doonaan muddo sannad ah.

Madaxda waxa ay soo qaadatay khilaafka ka dhex aloosan dowladda iyo maamul goballeedyada kaasoo markii horre ka soo billowday khilaafka waddamada Khaliijka.

Sidoo kale, war murtiyeedka ayaa lagu sheegay inay yeelan doonaan shirar kale oo ka dhici doonna xarumaha dowlad goboleedyada dalka.

Si kastaba, waa markii ugu horreysay oo shir ay isugu yimaadaan madaxda maamullada oo ay ka maqan yihiin madaxda dowladda dhexe.

Waxaa tan iyo intii ay oo soo billowdeen shirarka madaxda dowladda dhexe iyo kuwa maamul goballeedyada labo sanno ka hor madaxda waa ay isugu imaan jirtay balse kan waa kii ugu horreeyey oo gaar u ah madaxda maamul goballeedyada.

Madaxda maamullada qaar ayaa ku eedeenaya dowladda in ay fargalin ka wado maamul goballeedyada.

Dowladda Soomaaliya illaa hadda kama hadlin khilaafka kala dhexeeya maamullada iyo eedaha loo soo jeedinayo ee ah in ay fargalin ku heyso maamullada.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Wednesday, October 11th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay