BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
14 visitors online
Total visits: 554284
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:02
Shuruq07:43
Dhuhr12:56
Asr15:29
Maghrib18:08
Isha19:42


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay


Hantidhowrka guud ee Soomaaliya oo xilka laga qaaday


Waalidiintii Dhaley 20 Hablood Ee lagala Baxay School Boodhina Oo Warbaahinta la Hadley


Wasiirka Arimaha Gudaha S/land Oo ka Hadley Hablo lagala Baxay School Boodhina


Xukuumada Somaliland Oo Sanadkan Joojisay Xuskii 18 May

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, October 17th, 2017 | 11:21
[Friday, October 13th, 17] :: Xukuumada Somaliland Oo shaaca ka Qaaday in Hay’adaha Amaanku Hakiyeen Mucaawimo Dalka la Keenay

Share |
news image

Hargeysa(RH)Wasiirka Diinta & Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillahi Axmed ayaa shaaca ka qaaday in xaalado nabadgelyo awgeed loo hakiyey qeybinta Mucaawino kala duwan oo Hay’adda Khadiija dalka Keentay.

Sheekh Khaliil ayaa sheegay in dacwad ka timi Gobolka Sanaag oo la xidhiidhay in Hay’adda Khadiija qaab siyaasadeed uga faa’iidaysanayso mucaawinooyinka ay bixiyaan ku jirto, ka dib markii la ogaaday inay waraaqahii dadku markii ay is-diiwaangeliyeen caddaymaha loo siiyey ka sawirtay (photocopy)goodie qaadatay, waxaanu yidhi,“Runtii ma jirto sifo kaloo loo xanibay mucaawinooyinka Hay’ada Khadiija ka shaqeyso, balse arrimo dhinaca Amaanka ayaa keenay, xilligan aynu ku jirno wakhtiga xasaasiga, ka dib markii dacwad ah in arrimo siyaasadeed looga faa’iidaysanayo lagu soo eedeeyey.

Wasiirka Diinta Sheekh Khaliil ayaa shaaca ka qaaday in Marwo Hoodo Cali Fidhin sheegtay in sababta ay u sawiratay waraaqahii caddaymaha ahayd inay ugu xaqiijiso hay’adda Bisha Case e Imaaraadka inay xaqiiq yihiin dadka ay mucaawinada u doonayso,“Waxay noo sheegtay marwo Hoodo in sababta ay waraaqaha caddaymaha dadka u sawiratay ahayd si ay ugu xaqiijiso, caddeymana uga dhigto Hay’ada Bisha Cas ee Imaaraadka inay jiraan dadka ay mucaawinada u doonayso, xafiiskooda keliyana ay geysay.

Waxuu bulshada iyo dhinacyada eedaha soo jeediyey u soo jeediyey inaan la siyaasadayn arrinkan, marka lagu wada qancana la qeybin doono, waxaanu yidhi,“Wakhtigan dalku xaaladaha doorashada gelayo, ma haboona in arrimo aan xaqiiq ahayn lagu hadlo ama masuuliyiin lagu eedeeyo. Xukuumada waajib baa ka saaran in waxii xaalad abuuraya wakhtigan la xakameeyo. Waa la qeybin doona mucaawinada marka la baadho arrimaha shakiga keenay, madaxda hay’adaha amaanka ayaa bixiyey amarka hakinta qeybinta mucaawinada oo gaadhaysa 28 kontiinar, ka hor intaan natiijadeedu soo bixin.

Dhinaca kale, Gudoomiyaha hay’ada Khadiija Marwo Hoodo Cali Fidhin ayaa sheegtay inaanay xog-ogaal u ahayn eedo galabta (shalay) Maamulka, Ardayda iyo Waalidiinta dugsiga Sh Zayed International u jeediyeen Wasiirka Maaliyada Marwo Zamzam Cabdi Adan iyo masuuliyiin kale oo xukuumada ka tirsan.


Marwo Hoodo oo weriye Maxamuud Walaaleye la xidhiidhay si uu faahfaahin dheeraad ah uga weydiiyo sababaha keenay eedo Maamulka, Ardayda iyo Waalidiinta Dugsi Agoomaha lagu xanaaneeyo oo ku yaal magaalada Burco galabta u jeediyeen masuuliyiin xukuumada ka tirsan ku hortaagan yihiin mucaawinooyin raashin ah oo lagu hakiyey dekeda Berbera ayaa muujisay xog-ogaal la’aanteeda warka la weydiinayo, kagana jawaabtay ‘war eedo ah….halkuu ku jiraa”, isla markaana aan fulin balanqaadkeedii inay jawaab ka bixiso, ka dib markii ay telefoonkii xidhatay, balankii ka hor.

Sidoo kale, masuul ka tirsan wasaarada Qorsheynta Qaranka ayaa xaqiijiyey inaanay Marwo Samsam Cabdi Adan, Wasiirka Maaliyada, shaqo ku lahayn xanibaada mucaawinooyinka u socday xarumaha ay maamusho Hay’ada Khadiija, laakiin amarkeeda bixiyeen guddi xukuumadu u saartay xal u helideeda, isla markaana wada xaajoodkii lagu xalinayo arrinka uu socday.

Xogahan ayaa la raaciyey inay jirtay dacwad Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Cabdi Falaay iyo dhinacyo kale ka soo gudbiyeen hay’ada Khadiija, oo la xidhiidhay inay hawlo siyaasadeed, taasoo keentay in amarka xannibaada bixiyey loo saaro.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Friday, October 13th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal