BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
13 visitors online
Total visits: 562283
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:56
Shuruq05:38
Dhuhr13:09
Asr17:09
Maghrib20:37
Isha22:12


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, April 25th, 2018 | 14:16
[Saturday, November 11th, 17] :: Madaxweynaha Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtey

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa Dalka Dib Ugu soo laabtay, ka dib markii ay soo dhamaysteen safar shaqo oo ay shalay gelinkii danbe ku tageen dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisa ayaa Caasimada Itoobiya ee Addis Ababa kulan kula yeeshay Ra’isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane Hailemariam Desalegn iyo wasiirka arrimaha dibadda Itooobiya Dr. Workneh Gebeyehu.

kulamadaasi oo daaranaa iskaashiga labada wadan iyo sagootin, maadaama mudddo xileedka Madaxweyne Axmed Silaanyo oo gebogebo ku dhaw yahay, sidaasina waxa Saxaafadda u sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo ka mid ahaa weftiga Madaxweynaha isagoo warbaahinta kula hadlay Madaarka Cigaal International Airport, waxaanu ka war bixiyey safarkaasi iyo kulamadii uu madaxweynuhu la yeeshay madaxda dalkaasi waxaanu yidhi “ Waxaannu halkan shalay kaga tagnay wefti ka kooban, Madaxweynaha, marwada koowaad, anniga oo ah wasiirka arrimaha dibada iyo xoghayaha madaxweynaha, waxaannu ka degnay Addis Ababa si aad u qurux badan oo milgo leh ayaa naloo soo dhaweeyey roog cas ayaa naloo dhigay, maantana waxaannu yeelanay laba kulan, ka hore wasiirka arrimaha dibada Dr. Workneh Gebeyehu ayaannu la yeelanay, waxaanu ahaa kulan sagootin ah, markii dambena waxaannu la kulanay ra’isal wasaare Hailemariam Desalegn.

Kulankaas Madaxweynaha iyo ra’isal waasaruhu waxyaabo badan ayey ku soo hadal qaadeen oo ay kaga wada-hadleen, kuwaas oo ay ka mid tahay xidhiidhka labada wadan ka dhexeeya, arrimaha iskaashiga, arrimaha doorashooyinka mustaqbalka iyo mahadcelin ku aadan wada shaqayntii wanaagsanayd ee ay wada lahaayeen Madaxweynaha iyo ra’isal wasaaruhu. Kulankani wuxuu ahaa mid aad iyo aad munaasib u ahaa, waayo isniinta ayaa la galayaa doorashadii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, markaa in ra’isal wasaaruhu uu shir sagootin ah kula kulmo Madaxweynaha waa wakhti ku haboon”. Ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibadda  Somaliland Dr. Sacad Cali Shire

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Saturday, November 11th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey