BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
15 visitors online
Total visits: 555759
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:57
Shuruq08:47
Dhuhr12:56
Asr14:40
Maghrib17:03
Isha18:47


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha


Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay saamiga la siiyey Itoobiya ee dekedda Berbera


Shirar hordhac u ah shirka London oo maanta dhacay

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, November 17th, 2017 | 20:03
[Saturday, November 11th, 17] :: Madaxweyne Farmaajo: “Shacabka iyo dowladda waxaa ku jira dad Danley”

Share |
news image

Muqdisho (RH) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa iyo kooxaha ka dambeeya.

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayey munaasabad xaley lagu qabtay dugsiga tababbarka booliska e Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in markii la dhisay xukuumadda oo la ansixiyey in koox mucaarad ah ay ku shireen dalka dibadiisa kuwaasoo ku heshiiyey in aysan dhaqaaqin dowladda.

“Annigu Qalbigeyga ayaan ka hadlayaa markii xukuumadda la ansixiyey oo hadda toddobo bilood jirta waxaa lagu shiray dalka dibadiisa oo la yiri “Xukuumaddan waa in la mucaarado, waa in laga horyimaado oo waa mooshin laga keeno waa xaqiiqo, dowladda ma dhallan markiiba waxaa laga horkeenay mucaaradnimo walina waa ay socotaa iyadoo dhaggo iyo indho lahayn, “ayuu yiri Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa arrin sir ah sheegay oo ku saabsan cidda mucaaradka ku ah dowladiisa iyo shir qool loo dhigay dowladii horre ee Xasan Shiikh iyadoo markaas jirta lix bilood.

“Waxa hadda aad arkeysaan afar sanno ka hor way jirtay dowladdii dowladdan ka horreysay iyadoo lix bilood jirta ayaa la ila soo hadlay oo la i yiri waa la mucaaradayaa dowladaas ee ka soo qeybgal waa xaqiiqo waxa idin sheegayo oo waxa aan ku iri dowladdan lix bilood ayey jirtaa oo maxay sameesay oo lagu mucaaradayaa dadka mucaaradka hadda ah howshaas waa ay ku jireen illaah hortiisa ayaan ku dhaartay waxaa ku iri dowladda wakhti hala siiyo waa curdun”ayuu yiri Madaxweynaha.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegya in dadka Soomaaliyeed ay yihiin dad fiican balse ay jiraan dad danleey ah oo lugaha jiidaya dowladda oo raba in dumiyo amniga iyo horumarka dalka.

Hadalka Madaxweynaha ayaa u muuqda mid muujinaya in dowladda ay wajaheyso culeys siyaasadeed oo uga immaanaya siyaasiyiin iyo rag xubno ka ah golayaasha dowladda.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dalkan uu dagaal ku jiro 10 sanno oo xiriir ah balse loo baahan yahay in dadku ay kala gartaan cadowga iyo dadka daacadda u ah.

Madaxweynaha ayaa qiray in dalkan uu lee yahay hal cadow oo ah Al-Shabaab waxa uu digniin u diray kooxo isku dayaya in ay shaki galiyaan duulaanka uu ku dhawaaqay.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Saturday, November 11th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga