BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 556957
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:31
Shuruq09:28
Dhuhr13:05
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, December 12th, 2017 | 17:09
[Sunday, December 3rd, 17] :: Soomaaliya oo laga hirgaliyey nidaamka asxaabta

Share |
news image

Muqdisho (RH) Magaalada Muqdisho waxa maanta oo Axad ah si rasmi ah looga furay diiwangalinta xisbiyada, waana markii ugu horreysay ku dhawaad 50 sanno.

Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxabannaan ee Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ka hadashay bandhig lagu qabtay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho isla markaanna ay ka soo qeybgaleen siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda,ayaa sheegtay in ilaa hadda ay hayaan codsiyada toddobo Xisbi oo u diyaarsan hannaanka Xisbiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Waxa ay sheegtay in Sharuudaha laga rabo Xisbiga ay ka mid yihiin in uu leeyahay dastuur,Gole dhexe, gole fulin sidoo kalena iska bixiyo lacagta diiwaangelinta oo gaareysa $500 oo doollarka Mareykanka ah.

Xaliimo Yareey ayaa sidoo kale tilmaamtay in ay muhiim tahay In xisbiga xaruntiisa dhexe ay noqoto Magaalada Muqdisho, islamarkaana uu laamo ku leeyahay Guud gobollada Soomaaliya.

Xaflad lagu qabtay Hotelka SYL oo ay goobjoog ka ahaayeen guddoomiyah baarlamanka, guddoomiye ku xigeenka aqalka iyo ra’iisal wasaare ku xigeenka ayaa lagu soo bandhigay shuruudaha laga rabo xisbiyada.

Illaah siddeed xisbi-siyaasadeed ayaa si ku-meel-gaar ah loo diiwaangaliyay sida uu sheegay guddiga doorashooyinka qaranka.

Shuruudaha hadda ku xiran in xisbi si ku-meel-gaar ah loo diiwaangaliyo waxaa ka mid ah:

-In la soo qorto codsi shaabbadda xisbiga ay ku dheggan tahay, isla markaana la raaciyo nuqul ka mid ah kulankii ugu horeeyay ee xisbiga.

-In la soo raaciyo xeerka xisbiga iyo habka ay ku xalinayaan haddii dhexdooda uu khilaaf ka yimaado.
 

-Bixinta lacagta diiwaangalinta oo ah $500.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadiisa ay diiradda saari doonto sidii dalka looga hirgalin lahaa nidaamka axsaabta badan si looga gudbo hannaanka hadda wax lagu soo doorto oo ah 4.5.

Nidaamka axsaabta ayaa suurtagalinaya in xildhibaannada baarlamaanka iyo xubnaha kale ee dowladda ay ka yimaadaan xisbiyo halka hadda ay keenaan odayaasha qabaa’ilka Soomaaliyeed.

Xildhibaannada golaha shacabka Soomaaliya ayaa sannadkii  2016kii meel mariyay sharciyada axsaabta dalka,waxaana xisbiyada lagu soo rogay shuruudo uu xisbiga ku noqon karo xisbi la aqbalo.

Dadka odorosa arrimahan ayaa sheegaya in xilligan aysan suurtagal ahayn in nidaam Axsaan dalka laga furo waayo dowladda gacanta kuma heyso guud ahaan dalka oo dhan oo qeybo badan Shabaab ayaa maamula.

 Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Sunday, December 3rd, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay