BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 556957
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:31
Shuruq09:28
Dhuhr13:05
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, December 12th, 2017 | 17:09
[Monday, December 4th, 17] :: Hanti Dhawrka Guud ee Somaliland Baadhaya Wasaaradaha Dalka

Share |
news image

Hargeysa(RH)Hanti dhawrka guud ee Qaranka Somaliland ayaa baadhis culus ka bilaabay Qaar ka mida wasaaradaha Dalka ,waxaana uu Hanti dhawrku uu kala wareegey buugtii iyo Faylalkii wasaaradaha yaalay,waxaana Arintani ay wal-wal ku Abuurtey masuuliyiinta ugu saraysa wasaaradaha baadhista lagu sameeyey,kuwaas oo qaarkood dalka dibadiisa u Goosteen.

Xogaha nasoo gaadhaya ayaa waxay tibaaxeen in hanti dhawrku maalmihii u danbeeyey ay baadhis culus ku sameeyeen isla markaana ay galalafeen wasaaro dhawr ah oo ay kamid yihiin Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare,Wasaaradda Kalluumaysiga,Wasaarada Caafimaadka iyo wasaarado kale iyo Qaar ka mid ah hay’addaha Dowlada.

Waxaana hanti dhawrku uu wasaaraddahaasi kala wareegay buugaagtii iyo faylashii wasaaradaha ay lacagaha xisaabaadku ugu qornaayeen,waxaana sidoo kale maanta iyo dhawrka maalmood ee soo socdaba ay baadhis xoogan ku samaynayaan wasaarado kale.


waxaana sidoo kale Hanti dhawrku maalmaha soo socdaa baadhis xoogan ku samayn doona wasaarado ay kamid yihiin sida xoguhu tibaaxeen wasaarada Hawlaha Guud iyo gaadiidka,Wasaarada Macdanta iyo Tamarta,wasaaradda Deegaanka iyo wasaarado kale.

Hanti dhawrka Qaranka ayaa waxa laga war sugayaa natiijada ay ka soo saaraan baadhistan xoogan ay wadaan iyo in ay shaaca ka qaadaan wasaaradaha lagu qabtay musuqa tan iyo intii xukuumadda madaxwayne Siilaanyo talinaysay,taas oo waliba wakhtigan kala wareega ahna uu aad u xoogaysto musuqu.

arrinkan ayaa kusoo beegmaya wakhti kala Guura oo laba madaxwayne xilka dalka la kala wareegayaan, waxaana shacabku u dhag taagayaan Go”aanka ay soo saaraan Hanti Dhawrka Qaranku.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, December 4th, 17
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay