BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 556957
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:31
Shuruq09:28
Dhuhr13:05
Asr14:25
Maghrib16:40
Isha18:31


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco


Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qaadhaan Ururin la Samaynayo 18-ka May


Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Tuesday, December 12th, 2017 | 17:09
[Thursday, December 7th, 17] :: Cali Cabdalla Saalax oo lagu aasay tuuladii uu ku dhashay

Share |
news image

Sanca (RH) Madaxweynihii horre ee Yemen Cali Cabdalla Saalax oo Isniintii lagu dilay caasimadda Yemen ayaa shaley lagu aasay tuuladii u ku dhashay ee Sanxaan ee Koonfurta Sanca.

Mareeg la yiraahdo Al-Mashaad Al-Yamni ayaa sheegtay in Aaska Saalax uu ka dhacay goob qarsoodi ah, waxaana ka qeybgalay eheladiisa iyo qaar ka mid ah deeganka oo loo oggolaaday in ay ka qeybgalaan aaska.

Nin magaciisa la qariyey oo ka qeybgalay aaska Saalax ayaa Websiteka Al-Mashhaad u sheegay in la diiday in taleefonno lala galo goobta aaska uu ka dhacayey, waxaase wargeyskan uu sheegay in uu warkaas ka xaqiijin illo kale oo madax bannaan.

Dhinaca kale, talefishanka Imaaraadka fadhiggiisa yahay ee SKY ayaa baahiyey in aaska Saalax uu ka dhacay habeenkii Talaadadii deeganka uu ku dhashay ee Sanxaan.

Sidoo kale Telefishanka ayaa sheegay Xutiiyinta in dalbadeen aaska Saalax in aysan ka soo qeybgalin taageerayaashiisa isla markaanna loo sameen aas qaran.

Warbaahinta Yemen ayaa sheegay aaska Saalax in lagu wareejiyey sarkaal ka tirsan xisbiga Saalax oo magaciisa lagu sheegay Yaxye Al Ra’y.

Cali Cabdalla Saalax oo 77 jir ahaa ayaa dalka Yemen soo xukumayey 33 sanno balse gu’gii carabta ee 2011-kii ayaa saameen ku yeeshay.

Xuutiyiinta ayaa sheegtay dilkiisa iyagoo ku eedeyay in uu ku kacay Khiyaano maadama uu la saftay xulufada Sacuudiga.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in colaadda Yemen ay gallafatay in ka badan 8,600 oo qof halka ku dhawaad 50,000 qof ay ku dhaawacmeen gaar ahaan markii xulufada Sacuudiga uu faragaliyey dalka Yemen 2015-kii.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Thursday, December 7th, 17
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay