BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
10 visitors online
Total visits: 558853
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr07:24
Shuruq09:15
Dhuhr13:23
Asr15:06
Maghrib17:29
Isha19:13


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal


Boosaaso oo lagu qabtay gaari qaraxyo sida iyo labo nin oo la socday


Dawladda oo faahfaahin ka bixisay diyaaraddii ku dhacday Muqdisho


Dad hor leh oo cudurka shubanka ugu dhintay Burco

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, January 24th, 2018 | 04:59
[Monday, January 8th, 18] :: Ciidamada Qaranka Somaliland Oo ku Ruqaansaday Xuduudka Puntland

Share |
news image

Yoocada(RH)Ciidamda Qaranka  Somaliland ayaa 5:00am Subaxnimo u Ruqaansaday Dhinacaa iyo Xuduudda Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland,iyaga oo ugu Horaynba Tuulada Tukaraq oo kastam u ahaan jirtay Puntland ay Gacan ku haynteedii kala wareegeen maamulkaas 5:15am,

kedib Ciidamdu waxa ay u Baxeen dhinacaa iyo Deegaanka Yoocada oo ahayd Xuduud’da rasmiga ah ee Somaliland iyo somalia Ingiriiskii u kala jeexay isla markaasna u jirta wax ka yar 7km Magaalada Caasimadda u ah Puntland,

Wallow aanu Wax dhiig ahi ku daadan Hawl-galkaas Ciidamda dowlada somaliland ku sugayaan Xuduudaha dalka, hadana wararka ka imanaya dhicana Puntland ayaa sheegaya in Maamulkaasi qorshaynayo Dagaal uu ku doonayo in uu kaga hor-tago Ciidamda somaliland ee ku sii jeeda Deegaanka Yoocada oo xuduud u ah maamulka Puntland iyo Somaliland.

Ciidamda Qaranka Somaliland ayaa hadda ku sugan deegaanka god-qaboobe oo u jirta 11km magaalada Garoowe, balse waxaa laga baqo-qabaa in ciidamadu Hawl-galkooda sii wadaan oo ay Gaadhaan deegaanka Yoocada oo ah Xuduuda somaliland iyo Somalia balse 27-kii sano ee la soo dhaafay ay gacanta ugu jirtay Somalia,

Hadii ciidamda somaliland tagaan xuduudii rasmiga ahayd ee ingiriiska iyo somaliland oo 5km qudha u jirta garoowe waxaa ka dhalan-karta colaado uu dhiig ku daato,

Dowlada somaliland ayaa mudo laba jeer oo hore gaadhay deegaankan yoocada oo xuduud ahaan somaliland dhulkeeda ah balse kulaalaya kaantaroolka Garoowe, hase yeeshee madaxweynihii hore ee somaliland Axmed Siilaanyo ayaa dib u soo raray ciidanka si aanu dhiig u qaban, hase yeeshee Ficilkan maanta ee Ciidamda qaranka ayaa u muuqda mid ay Dhoola-tus ugu samaynayaan madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku sugan Garoowe Ciidmada somaliland-na u jiraan watqigan wax ka yar 11km ayna ku suganyihiin deegaanka God-qaboobe.

Hawl-galkan ay Ciidanka Qaranka Somaliland qaadeen ayaa  jawaab u ah Madaxweynaha Somalia oo soo Fara-geliyay siyaasada arimaha Gudaha Somaliland islamarkaasna Jabhadii la qarameeyay ee khaatumo u aqoonsaday Maamul-goboleed

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, January 8th, 18
Wariye Maxamed jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay