BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
17 visitors online
Total visits: 563294
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr02:52
Shuruq04:43
Dhuhr13:08
Asr17:31
Maghrib21:31
Isha23:13


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, May 23rd, 2018 | 01:38
[Tuesday, February 6th, 18] :: Kuliyada Caafimaadka Magaalada Jig-jiga Oo Ay Ka Qalinjabiyeen 216 Arday

Share |
news image

Jig-jiga(RH)Kuliyada Caafimaadka Magaalada Jigjiga ayaa maanta waxaa ka qalin-jabiyey 216. Arday,Munaasibadan Qalinjabinta ayaa waxaa lagu qabtay. hoolka shirarka ee kuliyada maaraynta iyo adeega shacabka DDSI ee Magaalada Jigjiga.

Waxaana ka soo qaybgalay xafladan ay ku qalinjabiyeen ardaydan fidinta xirfadlayaasha caafimaadku masuuliyiinta kuliyada caafimaadka ee jigjiga, masuuliyiin ka socday xafiiska caafimaadka DDSI, masuuliyiin kale oo heer deegaan ah, ardayda qalinjabinaysay iyo marti sharaf kale.

Xafladan waxaa ugu horayntii ka hadlay wasiirka xafiiska caafimaadka DDSI Xasan Ismaaciil Cali oo ka warbixiyay oo ugu horayntii hambalyo u diray xirfadlayaashan maanta qalin jabiyay wuxuuna si qoto dheer uga warbixiyay ahmiyada uu leeyahay barnaamijka fidinta adeega caafimaadka iyo muhiimada uu u leeyahay bulshada deegaanka. wasiirka ayaa ku booriyay xirfadlayaashan maanta qalin jabiyay in ay ka soo baxaan xilwayn iska saaraan in ay si fuhan ugu adeegaan bulshada islamarkaana ay bixiyaan adeeg caafimaad oo taya leh.

Dhankiisa waxaa ka hadlay xafladan qalinjabinta maareeye ku xigeenka kuliyada caafimaadka jigjiga Cabdibari Macalin Maxamed oo hambalyo ka dib ka warbixiyay taariikhada iyo soonyaalka kuliyada islamarkaana sheegay in ay tahay kuliyada xooga saarta soo saarida xirfadlayaal ku gaashaaman culuunta caafimaadka kuwaasi oo kaalin mug leh ka qaata taaba galinta siyaasada caafimaadka maareeya ku xigeenka ayaa sharax dheerka bixiyay ahmiyada xukuumada DDSI siisay awoodsiinta kuliyada caafimaadka ee jigjiga taasi oo la gaadhsiiyay ayuu yidhi maareeye ku xigeenku in la gaadhsiiyay in ay bixiso heerka shahaadada degree sidoo kalena daboosho baahida bulshada deegaanka ee dhinaca adeegyada caafimaadka iyo in ay xal waara u hesho kuliyada daraasaadyada dhinacyada adeegyada caafimaadka.

maareeye ku xigeenka oo siiwata hadalkiis in ay kuliyada dabooshay baahidii ay ardada deegaanku culuunta caafimaadka u doonan jireen jaamacadaha kale ee dalka. wuxuuna maareeye ku xigeenku ku booriyay ardaydan maanta qalin jabisay in ay ka midho dhaliyaan culuuntii caafimaadka ee la baray ardaydan islamarkaana noqdaan kuwa gaadhsiiya bulshada adeeg caafimaad oo tayo iyo xushmad leh.


Gaba-gabadii Xafladaasi waxaa abaalmarino kala duwan la gudoonsiiyay ardaydii gashay kaalmaha hore ee dhinaca dhibcaha waxbarashada.

 Radio Hormuud

Studio 2

Hargeysa/Somaliland

posted on Tuesday, February 6th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey