BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
9 visitors online
Total visits: 559985
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:37
Shuruq08:18
Dhuhr13:25
Asr15:52
Maghrib18:29
Isha20:05


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, February 21st, 2018 | 10:27
[Tuesday, February 6th, 18] :: Faarax Macallin oo dhaliilay madaxda maamullada Soomaaliya

Share |
news image

Nairobi (RH) Guddoomiye ku xigeenkii horre ee baarlamaanka Kenya Faarax Macacallin ayaa sheegay in madaxda maamul goballeedyada ay basaasiin u yihiin waddamada cadowga ku ah Soomaaliya sida Itoobiya.

Faarax Macallin ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliya looga baahan yahay in ay iska qabtaan madaxda maamul goballeedyada maadama ay khatar ku yihiin jirintaanka Soomaalida.

Waxa uu sheegay in madaxda maamul goballeedyada ay xiriir la lee yihiin waddamada Imaaraadka iyo Itoobiya isla markaanna mid kasta uu warbixin ka siiyo sirta Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

Faarax Macallin, ayaa sidoo kale ka dhawaajiyey in wasiiradii horre ee Soomaaliya marka ay shirarka ka qeybgalayaan in ay si toos ah samiicadda ugu furi jireen waddamada Itoobiya iyo kuwa kale oo cadow ku ah Soomaaliya.

“Waa mooryaan ma ahan madaxweynayaal waxaa laga rabaa in madaxda dowladda iyo shacabka Soomaalida ay iska qabtaan kuwaasi”ayuu yiri Faarax Macallin.

Waxaa uu sheegay in qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul Gobolleedyada ay musuq maasuq miiranyihiin,isagoo tusaale u soo qaatay mid ka mid ah uu lacag malaayin doollar uu dhigtay Akoonno uu ka furtay Kenya ilmahiisana ku saxiixday sida uu yiri.

Guddoomiye ku xigeenkii horre ee baarlamaanka Waddanka Kenya ayaa marar badan ka hadlay xaaladda Soomaaliya, waana nin aad ula socda arrimaha Soomaaliya.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Tuesday, February 6th, 18
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle