BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
8 visitors online
Total visits: 559985
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr06:37
Shuruq08:18
Dhuhr13:25
Asr15:52
Maghrib18:29
Isha20:05


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir


Wasarada Waxbarashada S/land Oo Go”aamo Adag Ka Soo Saartay Imtixaanaadka Shahadiga


Kooxda Muqdisho oo Guulo ka Gaartay Tartan ka Socda Nairobi


Dowladda oo sheegtay in 50 Shabaab in ay isku soo dhiibeyn


Wiil Soomaali ah oo dil ka geestay Australia


Xanuunka Shuban-Biyoodka Oo ka Dilaacay Gobolka Awdal

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Wednesday, February 21st, 2018 | 10:26
[Monday, February 12th, 18] :: Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo la Kulmay Wafti Ka Socda Hay’adaha DANIDA Iyo VNG

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland,  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey wakiilka Ururka Dawladaha hoose ee wadanka Nederland (Holland) Mr. Chris Van Hement oo ay wehelinayeen Susan Paard ekam, Cabdi Axmed Xaamud iyo Maxamed Cabdi Xashi oo iyagu ka socday ururka dawladaha hoose ee Somaliland.

Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay sidii looga wada-shaqayn lahaa isku xidhka, xoojinta iyo horumarinta dawladaha hoose ee labada dawladood ee Somaliland iyo Holland, waxa kale oo kulankaasi la iskaga xog-waraystay mashaariicda ay la wadaan ururka dawladaha hoose iyo sidii degmooyinka aanu weli gaadhin loogu fidin lahaa mashruucda maamul daadajinta dawladaha hoose ee JPLG.

Geesta kale, waxaa uu madaxweyne ku xigeenku xafiiskiisa ku qaabilay isla maanta Isu-duwaha Barnaamij-yada ee Hay’adda horumarinta caalamiga ah ee Denmark ee loo soo gaabiyo DANIDA u qaabilsan Somaliland, Anne Elisabeth Kobaek, waxaanay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa, loona dardar gelin lahaa mashaariicda ay Somaliland ka taageerto ee ay ka mid ka yihiin JPLG, SDF, iyada oo kulankan lagu wada-hadlay abaaraha ka soo cusboonaaday gobolada dalka qaar ka mid ah iyo sidii ay qayb uga qaadan lahaayeen, isla markaana Somaliland gacan looga siin lahaa sii xoojinta dimuquraadiyada iyo doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee qorshaysan sanadka soo socda ee 2019-ka.

Kulamadan, ayaa waxay ku soo dhammaadeen is af-garad iyo in la xoojiyo xidhiidhka wada-shaqayneed ee Somaliland iyo hay’adahaasi caalamiga ah ka dhexeeya.


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Monday, February 12th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle