BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
7 visitors online
Total visits: 562364
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:51
Shuruq05:34
Dhuhr13:08
Asr17:11
Maghrib20:41
Isha22:17


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, April 27th, 2018 | 08:38
[Wednesday, April 4th, 18] :: Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay 14 Dhallinyaro Ah Oo Curiyey Hal-Abuurro Kala Duwan

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay 14 (Afar iyo toban) dhalinyaro reer Somaliland ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira, kuwaas oo maskaxdooda ka curiyey hal-abuurro kala duwan oo dhinaca ganacsiga iyo wax soo saarka ah.

Kulanka uu madaxweynuhu la qaatay dhalinyarada hindistay hal-abuurrada kala duwan ee dhinacyada ganacsiga iyo nolosha isugu jira oo ka qabsoomay xarunta aqalka madaxtooyada Somaliland maanta, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay wasiirrada wasaaradaha Horumarinta Maalgashiga iyo Dhallinyarada & ciyaaraha, Md. Maxamed Axmed Maxamuud (Cawad) iyo Yuusuf Mire Maxamed, Maayarka caasimadda Hargeysa, Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo la taliyaha madaxweynaha ee dhinaca arrimaha bulshada, mudane Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, waxaana uu madaxweynuhu dhammaanba dhalinyaradaas kaga dhegaystay xogo dheeraad ah oo ay ka bixiyeen hal-abuurkooda, caqabadaha ka hor yimi iyo guulaha ay ku tallaabsadeen.

Da’yarta hal-abuurka curiyey, ayaa isugu jirey qaar hal-abuuray waxyaabo kala duwan oo ay kamid yihiin, samaynta kabo iyo dhar casri ah, kiriimmo cusub iyo saliido jidhka iyo timaha ah, saabuuno jidhka ah, farshaxanno, beeridda calafka xoolaha oo hab casri ah, agab cusub ee maayadda dabka ku shaqeeya, cuntooyin nafaqaysan iyo waxyaabo kale, iyadoo uu madaxweynuhu ku bogaadiyey dedaalka dheeraadka ah ee ay sameeyeen, samirka iyo sida ay maskaxdooda u tuujiyeen, waxaanu hoosta ka xarriiqay inuu madaxweyne ahaan si dhaw ula shaqayn doono, isla markaana la garab taagan yahay wax kasta oo meesha lagaga saari karo caqabadaha haysta arrimaha ganacsi ee ay curiyeen.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo dhalinyarada hal-abuurka cusub soo kordhiyay hadal mahadnaq iyo bogaadin ah u jeediyey, ayaa da’yarta ka codsaday inay samaystaan dallad isku xidhan oo dhinaca hal-abuurka ah, si ay isugu xidhnaadaan, isla markaana maskaxaha afkaarta cusub soo kordhiyey la mideeyo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu dhalinyarada hortooda ka shaaciyey inay qarankooda xaq ugu leeyihiin inuu taageero ka geysto sidii fikirkaas looga midho dhalin lahaa, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,“ Idinka oo da’yar inaad fikir cusub oo hal abuur ah keenteen waan idiinka mahadnaqayaa, waan idiin ducaynayaa, waanan idinla shaqaynayaa, in la gacan-qabto qofka dhalinyarada ahi kaligii waxa uu qabtaa dawlad ahaan ma aha baryo iyo duco’e qaranka xaq baad ku leedihiin waana waajib aad leehihiin in mar haddii uu qofku hal-abuur keenay inuu hal-abuurkaas la taageero, wax caam ah oo la idiin qaban karo iyo wax gaar ahba.”

Madaxweynuhu isaga oo Dhiirigalinaya  dhalinyada hal-abuurka samaysaya waxa uu ka codsaday in aanay niyad-jabin oo ay dedaalkooda libin-laabaan, si gaar ahna ugu tashadaan taageeradiisa, “Mar alla iyo markii aad ii baahataan waad I heli karaysaan, fikir ahaan iyo talo ahaanba, tixgelin gaar ahna waan siinayaa qofka fikirka wada, waayo qofka kale ee la da’da ah qiime ayuu dheer yahay, waana inaydaan niyad-jabin oo aydan daalin oo aad halkaas kasii waddaan waad gaadhaysaane, annagana waad nagu tashanaysaan wax ay taagi reebto mooyaane, albaabkayguna mar walba wuu idiin furan yahay.” Ayuu yidhi madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi.

Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland

 

posted on Wednesday, April 4th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey