BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
7 visitors online
Total visits: 562364
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:51
Shuruq05:34
Dhuhr13:08
Asr17:11
Maghrib20:41
Isha22:17


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, April 27th, 2018 | 08:39
[Friday, April 6th, 18] :: Madaxweynaha Somaliland Oo iftiimiyey Qoddobada Uu Wax Ka Qabanayo Mudada Uu Xilka Hayo

Share |
news image

Hargeysa(RH)Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Faah-faahin ka bixiyey qoddobada uu awooda saarayo inuu wax ka qabto muddada Uu Xilka Hayo,

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in qoddobka koowaad la xidhiidho sidii Somaliland aqoonsi caalami ah ku heli lahayd, waxaanu farta ku fiiqay in marka caalamka lala soo qaado aqoonsiga Somaliland ay iskaga riixaan in Somaliland iyo Soomaaliya ay arrintaas xal ka gaadhaan.


Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xusay in Soomaaliya uu ka jiro jaho-wareer iyo fowdo , sidaas darteed ay adag tahay in Soomaaliya lagala xaajoodo aqoonsiga Somaliland, waxaanu caddeeyey in madaxweynaha Soomaaliya aanu metelin dadkiisa una baahan yahay ciidammo shisheeye oo ilaaliya naftiisa.

Madaxweyne Biixi oo ka hadlayey qoddobka labaad ee uu doonayo inuu wax ka qabto oo ah saboolnimada, waxaanu intaas ku daray in 27 sannadood oo aqoonsi aanay helin Somaliland iyo 10 sannadood oo ka horeeyey oo ay la diririyeen taliskii Maxamed Siyaad Barre ay Somaliand kaga tageen saboolnimo.


Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlayey qoddobka saddexaad ee horyaala inuu wax ka qabto ku tilmaamay saamaynta taban ee ka dhalatay isbeddelka cimilada adduunka, waxaanu bayaamiyey in roobabkii heli jiray waddanku ay yaraadeen, Madaxweynuhu wuxuu uu xaqiijiyey in xoolaha nooli ay ahaayeen badeecada kaliya ee Somaliland u dhoofiso adduunka, xoolihiina ay yaraadeen Boqolkiiba Lixdan.


Madaxweynaha Somaliland oo la weydiiyey jidka uu u marayo inuu wax ka qabto baahiyaha uu soo bandhigay, waxa uu sharraxay inuu doonayo inay ka faa’iidaystaan khayraadka dabiiciga ah ee Somailand sida shiidaalka. Waxaanu intaas ku daray inay jiraan dhawr shirkadood oo u muujiyey inay danaynayaan shiidaal baadhista.


Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu intaas ku darey inuu doonayo in Somaliland marto nidaamkii ay isticmaali jireen dalalka Asia sida Philippine, India, iyo Thailand, oo dibadda u diri jiray dad takhakhus xirfadeed leh, waxaanu ku dooday in dadka reer Somaliland ay yihiin qaar xirfadoodu sarrayso oo ku fiican wax kasta oo ay qabanayaan.


Madaxweyne Muuse Biixi waxaa Uu Carabka ku Adkeeyey inuu doonayo inay Somaliland noqoto waddan is-bixin kara oo nabdoon isla markaana saaxiib la ah dalalka caalamka oo dhan


madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi sidaasi waxaa Uu ku Sheegay mar Uu suxufiyiin caalamiya oo Dalka booqasho ku yimid Uu warbixin  siinayay


Radio Hormuud
Studio 2
Hargeysa/Somaliland


 

posted on Friday, April 6th, 18
Wariye Maxamed Jiciir Aw Axmed
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib

Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey