BBC Somali

  11:00 GMT

  14:00 GMT

  18:00 GMT



Newsletter






Current Stats
6 visitors online
Total visits: 562364
View Stats
Job i Kolding område
Altaqwaa
Amin Arts
Koldingkommune
VOA
Geeska Afrika
Hadhwanaagnews
Misterwhat
Hiiraan Online
Hornafrik
Qarannews
Maktabada
Gabilley
CALANKA
Mudug-online
TvSleurope
Somaliland.org
Qorahey online
Radio Copenhagen
Radio Hargeysa
RTD- Djibouti
Shabeele
Somaliweyn
Somalitribune
Somalitalk
Somalilandnet
Togdheernews
Radio Hirad
HEESO NOOC WALBA LEH.
Afnugaal
Ducaale
All Puntland
Saacadaha dunida
Somalilandinfo
Youtube
Redsea-online
Aflax
Kolding Byrådes debat
SDWO
Ramaasnews
Harowo
oodwaynenews
Radiofreesomalia
Goljano
Hiiraanlive. New
Warya TV
Haatuf
Radio Warsan
Jamhuuriya
DR Nyheder
Dhegayso EAVAFM
Somalimediastation
HALBEEG NEWS
washaaqo.com
Wardheernews
SSE Website
Hiiraanlive. New
bclub19. New
Qumaati. New
WAASAN
SS Alberta-Canada
HARGEISA SPORTS

Waqtiga Salaada
SalaadaCopenhagen
Fajr03:51
Shuruq05:34
Dhuhr13:08
Asr17:11
Maghrib20:41
Isha22:17


Madaxtooyada S/land Oo ka Hadashay Mudahaarad ka Dhacay Gabiley


Maamulka Gobolka Sanaag Oo ka Hadley Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaasi


Ceelbiyood Laga Hirgalindoono Gobolka Hawd Oo la Daahfurey


Duqa Minneapolis oo ka hadashay dilka askari dilkii Justine Damond


Gudoomiyaha Waddani oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Balli-gubadle


Dhageyso: Khudbadda madaxweynaha uu u jeediyey Baarlamaanka


Madaxweynaha Somaliland Oo Beeniyey inuu Xanuun U Jiifo


Akademiyada Cilmiga Soomaaliya iyo Suugaanta iyo 40 Jaamacadood oo Muqdisho ku kulmay


Air Arabia oo Duulimaad ka Billowday Hargeysa


Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Dowladda Soomaaliya oo qabatay madixii amniyaadka Shabaab ee gobalka Banaadir

Wargelin: Latest news from Denmark and the rest of the world - Newsletter - - -
Hormuud News     Friday, April 27th, 2018 | 08:38
[Saturday, April 7th, 18] :: Raysal wasaaraha cusub ee Itoobiya oo booqasho ku jooga Jigjiga

Share |
news image

Jigjiga (RH) Ra'iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya, Abiy Axmed Cali ayaa maanta oo Sabti ah booqashadiisii ugu horreysay ku tagay xarrunta dowlad deeganka Soomaalida ee Jigjiga, halkaasoo ay uga billabatay booqasho rasmi ah.

Wafdiga ra’iisal wasaaraha waxaa garoonka diyaaradaha Garaad Wiil Walaal ku soo dhaweeyay madaweynaha dowlad deeganka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo madaxda dowlad deeganka Soomaalida Itoobiya.

Booqashada Abiy ee Jigjiga ayaa la xiriirta sidii xal loogu heli lahaa colado dhawaan dhex maray qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada Itoobiya oo ra’iisal wasaare Abiy uu ka soo jeedo.

Dagaalladaas oo ay ku dhinteen boqolaal qof waxaa kaloo ku barakacay kumanaan kale oo labada dhinac ah, waana mid ka mid ah howlaha laga dhursugayo ra’iisal wasaare Abiy in uu xal ka keeno.

Abiy ayaa booqasho ku tagi doona dhammaan sagaalka gobal ee dalka Itoobiya, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Itoobiya ee ENA.

Dr. Abiy ayaa beddelaya ra’iisal wasaarihii horre ee Itoobiya ee Hailemariam Desalegn, oo xilkaasi iska casilay markii ay dalka ku yaalla geeska Afrika ay ka dhaceen bannaanbaxyo rabshada wata oo ay hoggaaminayeen Qoomiyadaha Oromada iyo Axmaarada.

Dhinaca kale, waxaa dalka Itoobiya dib ugu howl-galay adeegyada Internet-ka iyo baraha Bulshada oo muddo ku dhow afar Bilood xannibnaa, ka dib markii lagu soo rogay xaalad degdeg ah oo lagu xakamaynayay kacdoonno halkaasi ka dhacay.

Radio Hormuud

Studio 3

Mogadishu Somalia

posted on Saturday, April 7th, 18
Mohamed Ali
  |  Daabac Boggan email ugu dir saaxiib


 

Would you like to comment?


Faalladaada ku qor halkan, si aanu ugu baahino dadweynaha




Kullan tallo urursi ah oo ku saabsan habka looga takhalusi karo xaafadaha Ghetto da ah ee Kolding


Xildhibaan Abdirashiid oo ka tirsan gollaha degaanka ee Odensa


Qorshaha xaafadaha Ghetto da ee degmada Kolding


Cabdi Bile oo xaflad soo dhaweyn loogu sameeyay Muqdisho


Taliyaha ciidamada xoogga oo ka warbixiyey ciidamo ku dagaallamay Muqdisho


Xukuumada Somaliland Oo Mamnuucday ka Ganacsiga Diinka


Maxkamadda ICJ oo garsoore Soomaali ah u dooratay Madaxweyne


Ururka S/land Mental Health Support Org. Oo Deeq Gaadhsiiyey Cispitaalka Dhimirka Hargeysa


Taarikhda Khadiijo Cabdullaahi Daley oo Toronto ku geeriyootay


Hees cusub . Dardaaranka Madaxseynaha cusub. abwaan Rashiid Siyaad


Taarikhda Guduudo Carwo


Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo booqasho Muqdisho ku yimid


DHAGEYSO: Guddiga doorashada Somaliland oo ka hadlay tirinta codadka


Madaxweyne Farmaajo ka hadlay mucaaradnimada lagu hayo dowladiisa


Madaxweyne Ku-Xigeenka S/land Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd


Dowladda oo shaacisay dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay weerarkii Soobbe


Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Dalka Lagu Soo Dhaweeyey


Xafiiska tallo bixinta dhaqaalaha ee Kolding


Madaxweynaha Somaliland Oo Waraysi-Siiyey Warbaahinta Dowlada


Wasiir Xukuumada Somaliland ka Difaacay Eedo loo Jeediyey